Som Data Analysis

Som Data Analysis

Share

Data Analysis
Research Methodology
Statistics Courses Data Analysis
Statistics courses
Research Methodology

05/03/2023
03/03/2023

Som Data Analysis

15/11/2021

African Statistics Day November 18, 2021

Sidee loo xisaabiyaa #Mode ka #2: Mode #Basic_Statistics 29/02/2020

Measurements of Central Tendency

Sidee loo xisaabiyaa #Mode ka #2: Mode #Basic_Statistics Marka laga hadlaayo Central_Tendency Mode ka waa midka ugu fudud in lafahmo, laguna soo helo waqti yar, lkn waxa dhici karto marar ka qaar in l...

CASHIRKA 1-AAD EE BARASHADA STATISTICS #1 MEAN 16/02/2020

ascww sxb waa ii farxad runtii in aan bilaabo cashiro taxana ah ee ku saabsan . hadii aa tahay qof jecel barashada Statistics Ku soo biir lana wadaag videogaan Asxaabtaada.

CASHIRKA 1-AAD EE BARASHADA STATISTICS #1 MEAN Hadii aad qabto sualo ku saabsan cashirka maanta, ku qor meesha hoose ee Commentiga, hadii aad daneeneeso cashirada aan sogalino halkaan Subscribe dheh Chann...

Sidee loo xisaabiyaa #Mode ka #2: Mode #Basic_Statistics 11/02/2020

Asc Marka laga hadlaayo Mode ka waa midka ugu fudud in lafahmo, laguna soo helo waqti yar, lkn waxa dhici karto marar ka qaar in lagu siiyo hal wax ka badan iyo in aan lagu siinin ba’ wax mode ah, Videogaan waxaan ku baraneynaa illaa afar oo ku aadan mode ka
#2

Sidee loo xisaabiyaa #Mode ka #2: Mode #Basic_Statistics Marka laga hadlaayo Central_Tendency Mode ka waa midka ugu fudud in lafahmo, laguna soo helo waqti yar, lkn waxa dhici karto marar ka qaar in l...

03/07/2016

بسم الله الرحمن الرحيم
assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh

Dhaman Xubnaha page kujiro , waan idinka Mahadcelineena kuso biiritanka Pageka (Statistical society of somalia), aad kuso biirten.

Mamulka page waxa uu isku xil qaamay in uu uso Gudbiyo Bulshada somaliyed iyo inta Kuhadashada luqada somaliaga, Cilmi tirakoobka Dadka, qaab cashiro ah, Waxan xooga saari doona macluumadka kusabsan dalka somalia, Waxan rajeenena inad ka faidesan doontan.

Wada shaqeen wacan

ibrahim yasin macalin ibba

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu