Hiigsi Tech
We are creative agancy which provides Branding, Marketing strategy, Web Design, Videography & More.
30/06/2026
Hambalyo Maalinta xoriyadda K.Koonfureed iyo Midowga Soomaaliya.
πΈπ΄
26/05/2026
Dhammaan ummadda muslim ka ah gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyaynaynaa Ciid Adhxa,
Waxaan alle ka baryaynaa in uu Nabad, kheyr iyo Bashbash nagu gaarsiiyo Sanadkaan sanadkiisa.
26/05/2026
Qaar kamid ah nashqadaha quruxda badan ee aan u sameynay mid kamid ah macaamiisheena.
Aan ka dhigno ganacsigaaga mid si cad ugu dhax muuqda suuqa
Nagala soo xariir:
π 252770313 333
π± WhatsApp: 770313333
19/04/2026
Waxaan ku faraxsannahay in aan u adeegnay Neem Agrovet Solutions oo aan u sameynay branding dhameystiran.
15/04/2026
Waxaan macaamiisheenna u qabanaa shaqooyin ku dhisan farshaxan iyo hal-abuur isugu jira muuqaalo iyo design-no ka tarjumaya baahiyaha ganacsiyadooda.
Ha oggolaan in ganacsigaagu uu ahaado mid qarsoon. Noo kaalay si aan kuu soo bandhigno!
Nagala soo xiriir:
π Naga soo raac: Hiigsi Tech
π WhatsApp: +252 770 313 333
17/01/2026
Guusha ganacsiga casriga ahi waxay ku xidhantahay suuqgeyn casri ah.
Hiigsi Technology waxa ay kula diyaar tahay adeegyo kaa caawinaya in aad gaarto macaamiil badan, sumcad fiican, iyo korriin joogto ah.
Aan ka dhigno ganacsigaaga mid si cad ugu dhax muuqda suuqa
Nagala soo xariir:
π 252770313 333
π± WhatsApp: +252770 313 333
02/01/2026
Sanadkii nasoo dhaafay waxa uu inoo ahaa sanad shaqo, sanad isdhisid, iyo sanad aan helnay qibrado kale duwan.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Taleh Commercial Center, Maka Al-Mukarama Street
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |