Midabsan

Midabsan

Share

Midabsan is a premier digital printing provider, delivering quality with precision and innovation.

26/05/2026

Ciid Mubarak dhamaan umadda Muslimiinta. Faraxad iyo caafimaad ku ciida .

24/05/2026

Waxaan dib-u-habayn casri ah ku samaynay naqshadeynta iyo daabacadda xarunta Akram Sweets HQ, annagoo sidoo kale kala shaqaynay dhammaan baahiyaha daabacadeed ee xafladdii dib-u-furitaanka.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003

18/05/2026

Waxaa farxad noo ah inaan si dhammaystiran uga shaqeynay daabacaadda iyo nashqadeynta munaasabdii maalinta dhalinyarada soomaaliyeed ee 15 May.

Si aan xafladaada kuugu qurxino nagala soo xirii:
https://wa.me/+252613666003

16/05/2026

Sharaf weyn ayay noo ahayd inaan ka shaqeynay daabacaadda Xafladdii Daahfurka Mashruuca Fududeynta Helitaanka Moobayllada Casriga ah, oo ay si wadajir ah u hirgeliyeen shirkadaha Get Phone iyo Hormuud Telecom.

Si aan xafladaada kuugu qurxino nagala soo xirii:
https://wa.me/+252613666003

05/05/2026

Farxad ayay noo tahay inaan dhammeystirnay naqshadeynta, daabacaadda iyo qurxinta xarunta cusub ee 𝐂𝐡𝐞𝐟 𝐄𝐲𝐚𝐝 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Nagala soo xiriir : https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

02/05/2026

Waxaan si xirfad iyo tayo sare leh u nashqadeynay dhammaan agabkii daabacaadda ee event-ga 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐖𝐞𝐞𝐤 𝟐𝟎𝟐𝟔 𝐓𝐨𝐮𝐫𝐧𝐚𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐃𝐫𝐚𝐰 oo ka dhacay Hotel Jaziira, laga bilaabo design ilaa production.

Nagala soo xiriir: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

26/04/2026

Midabsan HQ 📍

21/04/2026

Waxaan ku faraxsanahay inaan kala shaqeynay IBS Bank qurxinta iyo naqshadaynta Tuulada Ciyaaraha ee Stadium Muqdisho, taasoo si weyn u kor ugu qaaday bilicda iyo muuqaalka garoonka.

Nagala soo xiriir: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

14/04/2026

Macmiil, waxaan kuu sameyneynaa daabacaad leh bilic iyo tayo kana dhigaysa ganacsigaaga mid ka duwan kuwa kale.

Call us: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

12/04/2026

Ganacsigaagu ha noqdo mid ka dhex iftiima suuqa, annaga ayaana kaa caawinayna inuu noqdo mid soo jiidasho iyo bilic gaar ah leh.

Call us: https://wa.me/+252613666003
Visit: midabsan.so

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Maka Al-Mukarama Street, Waberi District , Banadir Plaza Building
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:30 - 17:30
Tuesday 07:30 - 17:30
Wednesday 07:30 - 17:30
Thursday 07:30 - 17:30
Saturday 07:30 - 17:30
Sunday 07:30 - 17:30