Engineer Ismaaciil

Engineer  Ismaaciil

Share

journalist
ila naqo sxp dhow
si aa uhesho warar Ku xiisa galiya
sheekooyin ,madadaalo ,dhiiragelin

27/03/2025

Hormar waxaa ku gaari kartaa waa inaad cibaadada allaah ku dadaasho.

the page
Engineer Ismaaciil

24/01/2025

Famaajo teendhada .
Suumanka si fcn haloo dhuuqsado.

21/10/2024
21/10/2024

Naaska Hooyada Caruurta wax kaga fcn majiran.....
Shiekh Mustafe Haji ismail....

Engineer Ismaaciil Nagu soo biir

22/08/2024

Ha murugoon adigoo aqrin kara kitaabka qur'aanka ducaysan kara oo baryi kara rabbi oo u tukan kara alle samayn kara wanaag oo sadaqo la bixi kara rabbigiisa raali garayn kara.

13/08/2024

Sayniska iyo islaamka - shiekh Mustafe xaji ismail

13/08/2024

Sayniska iyo islaamka -shiekh Mustafe Haji ismail

03/08/2024

wajiyadan aad aragtid ma noola oo waxay ku geeriyoodeen qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. gaar ahaan xeebta liido,

Waxay ubadnaayeen dhalinyaro waxabaratay oo noloshu bilow u ahayd. Ilaahay ha unaxariistee aan uducayno. walaaalyaal🥹😭

12/07/2024

Nababigènna Muxammedd SCW waxa uu yiri waxa iman doonta waqti ama maalin beenalaha warkiisa la aamini dono midka runta shegayana beenale lagu tilmamo waxa kaluu yiri runtii aya been loo badli beentiina rubaa laga dhigi wuxaa kaloo dhahaY (XABIIBKA) Nabiga SCW ceebihiina ha faag faagina qofkii 1 ceeb ee wllkii ama wlshii astura ama qariyaa isgana 1000 ceebihiisa ah ayuu Allah asturi hadaba ogow inta aad qof wllkaa ama wllsha ku maqanthy adiguna in lagugu maqanyhy ASC

19/06/2024

Ilaahayow anagaa garan waynay raxmadaada oo hada shalaay ayay taaganyiin shacabkii Soomaaliyeed ,naxariis aad noo soo dirtay ayaa been been ku waynay ee eebow dib mar kale noogu soo celi madaxwaynaha shanta Soomaali Mohamed Abdullahi Farmaajo.

Quus iyo qaylo ayaa meel kasta ka taagan,rajo xumo tii ugu darnayd,abaar iyo barakac,dad qaas ah ayaa hantidii iyo shaqooyinkii haysta intii kalana waa baahanyihiin rajadana meeshii ugu xumayd ayay maraysaa wlhi.

Madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud anigaa shalay u banaanbaxay taageeray,macalinkayga yahay balse maanta waan rajo dhigay xaalka meesha uu maraayo darteed.

Qoray: Abdalla Hassan Baliil

21/05/2024

Biyo!!! " sayniska waa mucjisooyinka Alle"...

Sii faafi walal qeyrka alle....

Engineer Ismaaciil

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu