Dhega-Adde English Tutorials
DET252-waa page an ugu tala galay in ay ka faa`ideystan bulshada Soomaaliyed kuwooda an fursad u hel
Adjective+Noun
Verb "BE" expresses state of being.
Words can be used in a place of a noun are called pronouns.
Muddo intee la eg ayaad ku baran kartaa luqadda English-ka?
Ma tahay arday baranaayay luqadda English-ka muddo dheer walina ma ku dhibantahay inaad ugu hadasho si sax ah?
haddaba halkaan ka daawo talo iyo tusaale ku anfacaayo
Guusha waa la doontaa ee iyada kuma soo doonato!
Al-Imra Branch Medina/Al-Imra Post waa hoyga luqadaha.
fadlan share dheh mhdsnd 😍😍😍
Awoowe haddii aan show qabto $20 ma ii quuri lahayd heesta maku nuuraaa k*k niyadda ii dhis.
19/04/2018
ASC walaalayaal waxaan ka cudur daaranayaa inaan caawa idiin soo gudbin karin casharkii aad iiga barateen ee barashada luqadda English-ka sababtoo ah hooyo mcn ayaa iga xanuunsan aan isbitaal kula jiraa maalmahaan.
Kun iyo kow jeer ayaan idin ka raali gareynayaa baaqashada casharkii aad la socoteen waana idin kaga mahad celinayaa fahamkiina. Allah idiin barakeeyo.
14/04/2018
ASC asxaabta iska diiwaan gelisay iyo kuwa doonayo inay is diiwaan geliyaan koorsada barashada luqadda English-ka gaar ahaan barashada dhawaaqa luqadda waxaa la ogeysiinayaa in koorsada ay bilaabaneyso Maanta 14/04/2018 saacaduna waa 3:00 galabnimo.
F.G: Koorsadaan waxaa ay bixi doontaa maalmaha kala ah: Sabti, Isiiin, iyo Arboco iyadoo socon muddo bil ah.
Ka afaaideysi wacan.
Haddii aad fahamto casharkaan waxaa xaqiiqo ah inaadan ka walwali doonin imtixaan iyo turjumid midna.
Fadlan Like saar Page-ka si aad u hesho casharka xiga.
share garee si uu uga faaideysto walaalkaaga-Mhdsnd.
Fursad Wax barasho Lacag la`aan ah.
Halkaan ka baro sida loo dhiso ficil maalin walba dhaco.
Haddii aad aaminsaneed English-ka Soomaaliya lagu barto qof ajnabi ah lagulama hadli karo taasi waxaa beeniyay Xaawo Aadan Macalin oo kamid ah ardayda Al-Imra Post, bal daawo clip-kaan yar adigaa qanci doonee.
Halkaan uga wac sxbkaa/sxbtaa aaminsan in Soomaaliya English-ka lagu barto uusan wax jiro ahayn! SHARE & LIKE-na haka iloobin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu