Ambaqaad
Ambaqaad - Hal abuur aan xad lahayn! Elevating brands with smart marketing and creative advertising solutions.
02/04/2026
๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ ๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐, ๐ฐ๐๐ ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ฌ๐ข๐ ๐๐๐ ๐!
Ha iskaga dhex jirin tartanka suuqa, ee ka dhex muuqo oo soo jiido macaamiil cusub. Bishan April, waxaan kuugu deeqnay ๐๐% ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ ah, dhammaan adeegyadeena shirkadda.
๐๐ฆ๐๐๐ช๐๐ - ๐๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐๐๐ง ๐ฑ๐๐ ๐ฅ๐๐ก๐๐ฒ๐ง!
๐ฉ Nagala soo xiriir: WhatsApp: https://wa.me/+252613109242.
19/03/2026
CIID WANAAGSAN ๐
Dhammaan umadda Muslimiinta ah, gaar ahaan Bulshada Soomaaliyeed.
01/03/2026
ุงูููู ุชูุจู ุตูุงู ูุง ูุฅูุทุงุฑูุง ๐คฒโจ
18/02/2026
Ramadaan Mubarak! ๐โจ
Dhammaan macaamiisheena iyo asxaabta nagu xiran, waxaan idiin rajaynaynaa bishii khayrka iyo barakada lahayd ee Ramadaan inay idiinkugu dhammaato nabad iyo caafimaad.
07/02/2026
Saacaddu waxay tirsanaysaa khayrka soo socda. ๐งก๐
10/11/2025
๐๐ฆ๐๐๐ช๐๐๐ waxay u dabaal-degaysaa ๐ ๐ฌ๐๐ง๐จ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐๐๐๐๐๐! ๐
Mahadnaq awgiis, waxay idiin soo bandhigaynaa ๐๐% ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ-๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ dhammaan adeegayadeenna, muddo kooban!
Kordhi muuqaalkaaga, dhis sumcaddaada, kana faaiidayso fursaddaan dahabiga ah maanta.
Ambaqad - Hal-abuur aan xad lahayn.
๐ฉ Nagala soo xiriir: WhatsApp: https://wa.me/+252613109242.
08/11/2025
Laba sano oo aan dhisaynay ๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐๐ง, ๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ iyo adeegyo ๐ญ๐๐ฒ๐จ ๐ฌ๐๐ซ๐ ๐ฅ๐๐ก!
๐๐ฆ๐๐๐ช๐๐d waxay ku faaneysaa ๐ฆ๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐๐ iyo ๐๐๐ก-๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ ๐๐๐ง๐ง๐ na garab istaagay.
Sanado kale oo guul iyo horumar ah ayaan ku soconnaa dhammaanteen, alle idankii.
02/11/2025
๐๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ข๐-๐ฎ-๐๐ฌ๐ญ๐๐๐ฒ๐ง!
Waxaan si rasmi ah u shaacinaynaa in dib u habayn ku samaynay magaca iyo summada shirkadda, oo aan hadda qaadannay magac iyo summad cusub - ๐๐ฆ๐๐๐ช๐๐๐!
Isbeddalkaan waa calaamad muujinaysa horumar, hal-abuur iyo himilo cusub.
Inkastoo magaca uu is beddelay, haddana ballan-qaadkeennii ku saabsanaa tayada, hal-abuurka iyo adeegga macmiilka, waa sidii h**e!
24/10/2025
Jimce Wanaagsan dhamnaantiin, gaar ahaan macaamiisheena qiimaha leh. ๐
๐
21/10/2025
Ambaqaad ๐ โ Sumad ka baxsan xuduudaha!
Waxaan diyaar u nahay inaan xoojino, qurxino, oo tayo sare u yeelno ganacsigaaga.
๐จ Naqshadayn | ๐ป Web | ๐ฃ Suuqgeyn | ๐ช Munaasabado
04/10/2025
๐๐๐๐ง ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฅ๐๐๐๐๐ง๐ง๐๐ฒ! ๐ช
Waxaan la soo laabannay ๐ฐ๐๐ฃ๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ oo๐ก๐๐ฅ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ ๐ฅ๐๐ก๐จ
__________
New look. New energy. Same creative spirit! ๐
๐๐ฆ๐๐๐ช๐๐๐ ๐ข๐ฌ ๐๐๐๐ค - ready to take your brand beyond boundaries.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
KM6, Hodan District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 22:00 |
| Tuesday | 06:00 - 22:00 |
| Wednesday | 06:00 - 22:00 |
| Thursday | 06:00 - 22:00 |
| Friday | 10:00 - 00:00 |
| Saturday | 06:00 - 22:00 |
| Sunday | 06:00 - 13:00 |