Dr.Ali Rangabo
this page help you medical student and non medical student and papulation in somalia and the world.
Talaalka ka hortaga Gowracatada.
17/12/2025
Prof. Dr. Salah Aidarus Nasir ( Al- Camuudi) Farxad ayey ii aheydh inaa Manta Kamid ahaado Dhaqatiirtasoo Dhaweyneysay prof.ka oo ah Consultant Surgery.
Sidokle waxa Goob joog ahaa Prof. Dr. Abdirisaq .
Prof.Dr.Dufle.
Prof.Dr. Ali bashi.
Prof. Dr.Dalmar.
Prof.Dr.Aser.
Iyo Dhamaan professeriska kale ee Aan Halkan kusoo goobi Karin oo soo dhaweynta Dr.ka waqtikoodo usoo bixiyay .
Sidokle waxa sigooni ah ugu mahadcelinaya Somali Medical Association oo ay Hormuudka utahay prof.Dr.Luul oo soodhaweynta prof. Dr. Salah Soo dhaweyntiisa ururka Dhakhatiirta Soomaaliyed ugu Qabatay waxan leyahay Mahadsanid prof.Dr.Luul.
Dr.Ali Rangabo.
Mahadsanidiin Asxabta kuxeran pagekeyga.
16/12/2025
Alxm waxa manta inoo soo Dhamaday Training ey soo qabanqaabisay wasarada cafimaadka ,Hayada PSA And Gobolka Banadir kaas oo Kusabsan “NICU “.
Training waxa facilitator ka ahaay Dhaqatiirta Kala ah : 1: Dr. Ubax oo ah khabiir ku takhasustay pediatrician& neonatology.
2: Dr. Abdirahman oo ah Agaasime ku xigenkii h**e Hospital Banadir ahna pediatrician.
Waxey inoo aheydh Guul weyn iyo Aqoonkororsi.
Dr.Ali Rangabo.
Mahadsanidiin.
14/12/2025
14/12/2025
Alxm Sharaf weyn beey ii aheydh inaa kaqeybkalo Shirka ey iskuugu imanayen Agaasimayasha Hospitalada public & private Hospital oo ey soo Qabanqaabisay wasaarada cafimaadka iyo Gobolka Banadir kaas oo looga hadlayay sidii Sara loogu Qadi laha Tallalka caruurta.
Mhadsanidiin.
Dr.Ali Rangabo.
Dr.Ali Rango ururka cafimaadka.
07/12/2025
Mnta Lazzaretto Forlanini Public Hospital FMOH waxa Kormeer shaqo kuyimid xoghayaha Guud Golaha mihnadlayaasha Cafimaadka Qaranka Mudane Mohamed Mohamud Adow kaas oo Hospitalka Qeybahahiisa kaladuwan ugu warbixiyay Agaasimaha Guud Ee Hospitalka Mudane Mohamed Jafar Ali.
Waxa oo inoo ku soo Dhamaday Booqashada Xoghayaha Guud talasoojedin iyo war bixin kalaqaadasho Dhmn Qeybaha Hospitalka.
Dr.Ali Rangabo .
28/11/2025
Alxm Shalay oo Tariikhda kubeegneed 27/ 11/ 2025 Dugsiga Daraasaadka sare Ee jaamacadda Banadir Sanad Dugsiyeedka 2025/ 2026 ayaa u fadhiistay imtixaanka ogolaanshaha waxbarashada Heerka 2- aad ( Master Degree Of General Surgery) Ee Jaamacadda Banadir .
Jumca wngsn .
Dr.Ali Rangabo .
19/11/2025
15/11/2025
Alxm waxa inoo soo dhamay Seminar Aqoon korarsi ah oo ey Soo Qabanqabiyen wasaraad Cafimaadka iyo Daryelka bulshada xukuumada Fedralk Soomaliya , Gobalka banadir , Iyo Hayada PSI.
Seminarka Macalimiinta Training iney Qabtan loogu talagalay waxa kamid Ahaa:
Deanka Jamaca salaam university Dr.Abdikarim A M.
Iyo
Dr. Hasan Ali Gedi oo kaholgalo Hospital Martini.
Seminar ka waxa uu ku saabsanaa "CEMONC"
Waxa uu ku soo Dhamaday Guul iyo Shahada bixin malinta ugu Dambeysay.
☆Knowledge is power☆
Dr.Ali Rangabo .
13/11/2025
Jumca wngsn Asxabta waa Dr.Ali Rangabo oo cawa ku Fiidsanayo Midkamid ah Hotelada Mogadisho.
"Todays Effort builds tomorrows success".
Jumca Mubarak.
10/11/2025
Wasiirka ugu Fiican ee soomara wasarada Cafimaadka waa Dr. Ali Haji Adam .
Waxa halkan kacadeynaya in x. Dhibankan uu ukafay wasiirka .
Aniga oo ku foganeynin hadalkiisa waxan leeyahay Dr.Ali Haji Adam adiga xilka uma dhiibin adigana k**a qadikartid.
Hadalkada waxa uu u ekyahay Agaasimaha Hospital Banadir maxa Anaga nalooga dhigiwaayay Taasna waxa ey cadeytedu tahay habdhaqanka hadalkada ee gabar uhadal kaama aheen.
Agaasimaha Hospitalka Qufkii calaf Alle ugudaray waa loo magacabay hadii diidi laheydh iyo hadiikale Adigana talo lagama weydiinayo Qufka loodhiibayo iyo kan lagaqadayo inta .
Adeer wasiirkeena waa kaa difacaneyna Soo wada baxa inta isqarineyso Dhmn .
Siyaasad lawadabaray.
Dr.Ali Rangabo .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Mogadishu