SomaliSwiss Community

SomaliSwiss Community

Share

Thanks for your visit to the site Somali Swiss Community. We look forward to receiving feedback, comments and your suggestions for improvement.

You can contact us at this e-mail :[email protected] SomaliSwiss Community - Soomaalida Switzerland UK, EU, USA iyo Caalamka

ABOUT US

SomaliSwiss community, Somalida Switzerland, UK, Africa, Australia, America iyo Yurub wararkeeda

Waad ku mahadsan tahay maadaama aad soo booqatay SomaliSwiss Community Somalida Switzerland fadlan nagala soo xiriin Emailkan Mahadsanidiin (Somalia Hanoolaat

TACSIDA AASKA USTAAD AXMED NAAJI SACAD EE KADHACDAY LONDON UK 2023 07/09/2023

https://youtu.be/S0gL0oaIv3g

TACSIDA AASKA USTAAD AXMED NAAJI SACAD EE KADHACDAY LONDON UK 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

KOOXDA HIDDO GUUSHA MIRA DHALI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 16/08/2023

https://youtu.be/Xn0Jo51_Qi0

KOOXDA HIDDO GUUSHA MIRA DHALI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

XARIIR AXMED WELCOME TO LONDON 2023 10/08/2023

https://youtu.be/yYE5XvvczYM

XARIIR AXMED WELCOME TO LONDON 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

KORONTO AADAN HEESTII HOGAAN MUUQDA BAA TAHAY 2023 08/08/2023

https://youtu.be/nPue23LGcEQ

KORONTO AADAN HEESTII HOGAAN MUUQDA BAA TAHAY 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

KOOXDA HIDDO INAAN HIDAHEENA DHOWRNO 2023 27/07/2023

https://youtu.be/HkzfZny1TOg

KOOXDA HIDDO INAAN HIDAHEENA DHOWRNO 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

KHADRO QAALI JIHAAN XASAN SHEIKH MAXAMUD 2023 23/07/2023

https://youtu.be/34igMVbkJX0

KHADRO QAALI JIHAAN XASAN SHEIKH MAXAMUD 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

KOOXDA HIDDO HOOYO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 17/07/2023

https://youtu.be/x6V_22GwJ0g

KOOXDA HIDDO HOOYO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023 SomaliSwiss Media Productions Somali Music, Culture, Entertainment, Fun, Languagehttp://SomaliSwisstv.com http://bit.ly/SomaliSwiss

Dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero ku yaalay oo dumay ayaa waxaa ku geeriyooday Afar Caruur oo wada dhashay [Muqdisho]. 06/05/2023

Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen....

Dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero ku yaalay oo dumay ayaa waxaa ku geeriyooday Afar Caruur oo wada dhashay [Muqdisho]. Afar wiil oo walaalo ah ayaa ku geeriyoodey, kadib markii xalay uu kusoo dumay dhismihii qadiimiga ahaa ee Bateero gurigooda oo ku yaalla degmadda Shangaani ee magaalada Muqdisho oo ay deganaayeen.

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.] 06/05/2023

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.]

Soomaali mideysan, Gadabuursi mideysan.. ayuu ku dhawaaqay Ugaaska Guud ee Beelaha [Samaroon.] Visit the post for more.

Naxdin shacabkii Soomaaliyeed markii ay arkeen duqa Muqdisho Madaale muuqaal laga duubay isagoo garaacaya dadkii xafladda joogay.. 05/05/2023

Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sameeyay caasimadda Soomaaliya ee Maandooriyaha – macno ahaan. Taas beddelkeeda Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa karbaash u qaaday – waxaana daliil u ah muuqaal laga soo duubay oo uu ku garaacayo koox dhallinyaro ah oo rag iyo dumar isugu jira....

Naxdin shacabkii Soomaaliyeed markii ay arkeen duqa Muqdisho Madaale muuqaal laga duubay isagoo garaacaya dadkii xafladda joogay.. Duqa Muqdisho ma uusan qaban wax maxaabiis ah oo lagu qabtay daroogo marka ay timaaddo howlgallada uu dhawaanahan ka sameeyay caasimadda Soomaaliya ee Maandooriyaha – macno ahaan. Taas beddelkeeda …

Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa Madaxweyne Xasan Maxamuud ka joojisay safar uu ku imaan lahaa London. 04/05/2023

Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska....

Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa Madaxweyne Xasan Maxamuud ka joojisay safar uu ku imaan lahaa London. Dowladda Ingiriiska ayaa shaacisay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay ka saartay liiska dadka ay ku casuuntay ka qeyb galka xaflada caleema saarka boqorka Boqortooyada Ingiriiska.

Wakiilkii Qaramada Midoobe u qaabilsanaa Soomaaliya James Swan oo lagu badalay Haweeney lagu magacaabo Catriona Laing. 04/05/2023

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM)....

Wakiilkii Qaramada Midoobe u qaabilsanaa Soomaaliya James Swan oo lagu badalay Haweeney lagu magacaabo Catriona Laing. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa u magacaabay Catriona Laing oo u dhalatay dalka Ingiriiska in ay noqoto ergeyga gaarka ah ee Soomaaliya Iyo madaxa xafiiska Kaalmaynta Qara…

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Second Liido
Mogadishu
3900