Peer Tech Solutions

Peer Tech Solutions

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Peer Tech Solutions, Business service, Banadir Karamel, Hodan District, Mogadishu.

26/05/2026

Ciid Wanaagsan! 🌙

Shirkadda Peer Tech Solutions (PTS) waxay dhammaan macaamiisheeda, shaqaalaheeda, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Eid Al-Adha. 🐐🤍

Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo cidan ciideeda farxad, nabad, iyo barwaaqo.
Eid Mubarak! 🌙

📍 Mogadishu, Somalia
📞 +252 614 185 555
📧 [email protected]

25/05/2026

Shirkada PTS ayaa kuu keentay RADIO casri ah ( Walk Talkei) kuwaaso kaqeeb qaadan doono kor uqaadista amniga goobtada.

Hadda gaar PTS oo yaan lagaa dhameysan.

Shirkada PTS ayaa had iyo jeer looga bartay systemyo casri oo taya sare leh.

24/05/2026

Gurigaaga hadda wuxuu galay casriga cusub 🚪✨
Ku fur albaabkaaga:

✅ Fingerprint
✅ Password / Code
✅ Furaha caadiga ah
✅ Mobile control

Ammaan buuxa iyo fudayd isku mar!
Ku habboon guryaha, xafiisyada & apartments-ka casriga ah.

📍 Hodan District, Digfeer Road, Muqdisho
📞 +252 614185555
📧 [email protected]

23/05/2026

Ka saar xaadirka gacanta oo u gudub nidaam casri ah oo ammaan badan! ✅

✔️ Aqoonsi faraha
✔️ Xaadir otomatik ah
✔️ La socodka waqtarka shaqaalaha
✔️ Warbixin sax ah & ammaan sare

Ku habboon:
🏢 Shirkadaha
🏫 Iskuulada
🏥 Isbitaalada
🏪 Goobaha ganacsiga

📍 Peer Tech Solutions – Muqdisho
📞 +252 614185555
📧 [email protected]

21/05/2026

𝐉𝐢𝐦𝐜𝐞 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐦𝐢𝐢𝐬𝐡𝐞𝐞𝐧𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐥𝐞𝐡.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 𝐫𝐚𝐣𝐚𝐲𝐧𝐚𝐲𝐧𝐚𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤𝐨, 𝐧𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝐟𝐚𝐫𝐱𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡.

21/05/2026

Ilaali gurigaaga, ganacsigaaga iyo hantidaada meel kasta oo aad joogto!
Camera-kan casriga ah wuxuu ku shaqeeyaa 4G SIM, wuxuuna kuu ogolaanayaa inaad si toos ah uga daawato telefoonkaaga. 🔐📱

✅ 4G SIM ku shaqeeya
✅ La-socod meel kasta
✅ Habeen & Maalin muuqaal cad
✅ Amni sare iyo ilaalin joogto ah
✅ Ku habboon guri, dukaan & xafiis

🚨 Ha sugin ilaa ay dhibaato dhacdo — maanta sug amnigaaga!

📍 Peer Tech Solutions
📞 +252 614185555
📧 [email protected]

20/05/2026

Gurigaaga & Ganacsigaaga Ammaan Geli! 🎥

Ha ka walwalin marka aad maqantahay —
PTS waxay kuu haysaa CCTV Cameras tayo sare leh oo si joogto ah ula socda amnigaaga. 🏠🏢

✅ Sawir tayo sare leh
✅ Ilaalin habeen & maalin
✅ Ku habboon guryaha, xafiisyada & dukaamada
✅ Rakibid xirfad leh iyo adeeg lagu kalsoon yahay

📞 Nala soo xiriir maanta: +252 614185555
📧 [email protected]
📍 Hodann District, Digfeer Road, Mogadishu Somalia

16/05/2026

Waxaan kuu haynaa adeegyo casri ah oo lagu kalsoonaan karo oo dhanka sameynta system-ka iyo network-yada ah. 💻🌐
Kooxdayada khubarada ah waxay kuu diyaarinayaan xalal degdeg ah, ammaan ah, oo tayo sare leh si ganacsigaaga ama xaruntaadu u shaqeyso si hufan.

✅ Reliable Solutions
✅ Expert Technicians
✅ Network Excellence
✅ Fast & Responsive Service

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u hesho adeeg xirfad leh!
📍 Peer Tech Solutions
📱 61 4185555
📧 [email protected]

🌐 www.peertechsolutions.com

14/05/2026

Ma u baahan tahay CCTV Camera Installation oo ammaan iyo tayo leh?
PTS waxay kuu keenaysaa adeeg xirfad leh oo lagu rakibo kamaradaha amniga si aad ula socoto gurigaaga, ganacsigaaga, ama xafiiskaaga meel kasta aad joogto.

✅ Professional Installation
✅ Reliable Surveillance
✅ Remote Access Anywhere
✅ 24/7 Security Monitoring

🎯 Ilaali hantidaada iyo dadka aad jeceshahay adigoo helaya nidaam casri ah oo amni.

📞 Nala soo xiriir maanta:
📱 +252 614 185 555
📧 [email protected]

📍 Hodan District, Digfeer Road, Mogadishu – Somalia

13/05/2026

Ma u baahan tahay nidaam amni oo casri ah oo lagu ilaaliyo gurigaaga, xafiiskaaga, ama ganacsigaaga?
Peer Tech Solution (PTS) waxay kuu keenay adeegyo amni oo lagu kalsoon yahay:

✅ Advanced Surveillance Cameras
✅ Expert CCTV Installation
✅ 24/7 Monitoring & Support
✅ Reliable Security Solutions

🎯 Waxaan ku siinaynaa ilaalin tayo sare leh iyo adeeg xirfad leh si aad mar walba u dareento ammaan.

📍 Hodan District, Digfeer Road, Mogadishu – Somalia
📞 +252 614 185 555
📧 [email protected]

12/05/2026

Kor u qaad adeegga maqaayaddaada adigoo adeegsanaya PTS Waiter & Kitchen Call System Setup! 🍽️

✅ Adeeg degdeg ah
✅ Isgaarsiin fudud oo u dhexeeya macaamiisha & shaqaalaha
✅ Wireless setup casri ah
✅ Hagaajinta shaqada restaurant-ka

Macaamiishu hal batoon ayay ku wici karaan waiter-ka ama kitchen-ka, taasoo yareyneysa waqtiga sugitaanka isla markaana kordhineysa qanacsanaanta adeegga. 🔔👨‍🍳

📍 Hodan District, Digfeer Road, Mogadishu – Somalia
📞 +252 614 185 555
📧 [email protected]

Want your business to be the top-listed Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Banadir Karamel, Hodan District
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 18:00
Tuesday 08:00 - 18:00
Wednesday 08:00 - 18:00
Thursday 08:00 - 18:00
Saturday 08:00 - 18:00
Sunday 08:00 - 18:00