Tayo Development Organization
Tayo Development Organization is a local non-profit that helps people get better education,
learn new skills, and understand more about life and society.
We work to give learning chances
to everyone.
01/11/2025
After three months of dedicated work and collaboration, our team has successfully completed a special program focused on Education Development and Youth Empowerment β aimed at helping Somali students access scholarship opportunities and academic growth.
Throughout this journey, our passionate members have worked hand in hand with Tayo Development Organization and Imam Shafici University, sharing one vision: to empower Somali youth through education and opportunity.
Today, we proudly concluded this meaningful journey by awarding Certificates of Recognition to our amazing team members who have shown commitment, teamwork, and excellence in promoting educational opportunities.
We extend our heartfelt gratitude to everyone who made this initiative a success β together, we continue to inspire change through education! ππ
30/10/2025
π horay shaqooyin badan ma u codsatay laguna aqbali wayay?
Ha welwelin mar dambe! π
Tababarka Career Development & Employability π
ayaa kaa caawinaya in codsiga shaqo kasta oo aad dirto uu noqdo mid natiijo keena! πΌ
Waxaad baran doontaa:
β
CV Writing & Cover Letter Skills
β
Official Letter Writing Skills
β
NGO Report & Proposal Writing
β
Job Interview Preparation & Confidence Building
ποΈ Speaker: Adan Saleban Ali β Director at Tayo Development Organization
π
Date: November 5, 2025
π» Platform: Zoom (Online)
π€ Organized by: Shaqo Som & Tayo
π₯ Ha seegin fursaddan noloshaada shaqo beddeli karta!
π Isdiiwaangeli hadda β kuraasta waa xaddidan!
π Iska diwangali: https://forms.gle/tiouvNPyetPf8ffB8
Kala xidhiidh whatsapp 0612024989
23/09/2025
π DEEQDA WAXBARASHO 2025 π
Tayo Development Organization waxay bixisaa deeqo waxbarasho sanadkan 2025 si ardayda Soomaaliyeed ay uga faaβiidaystaan jaamacadaha dalka.
β° Deadline: 25/3/2025
π Goobta: Xafiiska Tayo Development Organization, Muqdisho
π² Apply Now:
WhatsApp 614093216
β¨ Waxbarasho Tayo Leh, Mustaqbal Dhisan! β¨e
19/09/2025
Kiron Open Higher Education: Fursad Waxbarasho Caalami ah
Waa maxay Kiron?
β’ Barnaamij waxbarasho online ah oo loogu talagalay dhalinyarada, qaxootiga, iyo dadka ka soo jeeda bulshooyinka nugul.
β’ Waxay bixisaa koorsooyin tayo leh, webinars, iyo fursado horumarineed iyadoo iskaashi la leh jaamacado iyo Coursera.
β’ Haddii aad account-kaaga xaqiijiso, waxaad koorsooyin badan oo Coursera ah ku baran kartaa bilaash.
Sida loo sameysto Account:
1. Booqo π Kiron Campus
2. Dooro Sign Up/Register
3. Buuxi magaca, email, iyo password.
Shuruudaha Verification:
β’ Inaad ka weyn tahay 18 sano.
β’ Inaad haysato dukumenti sharci ah (Passport, National ID, iwm) oo caddeynaya:
β’ Qaxooti/magangalyo-doone,
β’ Ama muwaadin dal soo koraya (Soomaaliya waa ku jirtaa).
β’ Dadka la tixgeliyo waxaa la oggolaadaa si gaar ah.
Verification Round-ka Soo Socda:
β’ Taariikhda: 13 October 2025
β’ Dukumentiyada isla maalintaas gudbi (First come, first served).
Faaβiidooyinka Account Verification:
β’ Coursera for Refugees β Waxbarasho bilaash ah oo tayo leh.
β’ Hel shahaadooyin caalami ah oo shaqo iyo waxbarasho dheeraad ah kuu fududeynaya.
β’ La xiriiro arday caalami ah iyo xirfadlayaal.
Gunaanad:
Kiron waa dariiq muhiim ah oo dhalinyarada Soomaaliyeed u furi kara waxbarasho casri ah iyo xirfado caalami ah.
π Fursaddu waxay furmaysaa 13-ka October 2025 β ha moogaanin, isla maalintaas gudbi dukumentigaaga si aad uga mid noqoto dadka la xaqiijiyo.

03/09/2025
π Tayo Development Organization β Codsiga Deeqda Waxbarasho
Hayβadda Tayo Development waxay furtay codsiga Deeqda Waxbarasho (Full Scholarship) ee loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.
Deeqdani waxaa loogu talagalay:
β
Ardayda sanadkan ka baxay dugsiga sare
β
Ardaydii h**e ee aan u suurtoobin inay jaamacad galaan
Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada, iyadoo siinaysa ardayda Soomaaliyeed fursad qaali ah oo waxbarasho lacag laβaan ah.
π Xusuusin: Boosaska waa kooban yihiin β sida ugu dhaqsaha badan u codso!
π Iska diiwaangeli foomka hoose si aad u codsato:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773
π² WhatsApp Contact: https://wa.me/252614093216
π Foomka Codsiga Deeqda Waxbarasho (Full Scholarship) Ku soo dhawoow Foomka Codsiga Deeqda Waxbarasho. Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada , waxayna ku siinaysaa fursad qaali ah oo aad ku sii wadan karto tacliinta sare adigoon ka walwalin kharashka. π Fadlan foomkan si taxaddar leh oo sax ah u buuxi. π Kaliya ardayda la soo xus...
02/09/2025
π’ Chevening Scholarship β UK π¬π§
Waa deeq waxbarasho heer sare ah oo ay sanad walba helaan arday badan oo Soomaaliyeed, taasoo ay qayb ka yihiin xitaa shirkado Soomaaliyeed oo sponsors ah.
β
Faaβiidooyinka:
β’ Waxbarasho lacag laβaan ah
β’ Guno bille ah
β’ Hoy, Visa & Tikid diyaaradeed
β’ Daryeel caafimaad
π Adeegyada aan bixino:
β’ Buuxinta codsiga Chevening
β’ Qorista Essayβs, Motivation Letter & CV
β’ Ka caawinta raadinta jaamacadaha UK
β’ Hagid & taageero joogto ah ilaa guusha
βοΈ Nala soo xiriir: +252 61 409 3226
02/09/2025
HAMBALYO π
Maamulka Tayo Development Organization waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Dr. Axmed Ibraahim Nageeye, oo uu Raβiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, u magacaabay Xoghayaha Guud ee Guddiga Qaran ee Tacliinta Sare.
Magacaabistan waa guul iyo horumar weyn oo ku dayasho mudan, kana turjumaysa xirfadda, aqoonta iyo dadaalka joogtada ah ee Dr. Axmed Ibraahim Nageeye uu ku lahaa horumarinta tacliinta sare ee dalka.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu ku asturo xilkaas culus ee qaranka, guul iyo hufnaanna kaaga dhigo howsha laguu igmaday.
01/09/2025
Shuruudaha ardayda u tartamaysa Deeqdan (Master Degree);
1. Ardaygu waa in uu haysto Baasaboorka Soomaaliga ah.
2. Ardaygu waa in uu haysto Shahaadada Dugsiga sare.
3. Ardaygu waa in uu haysto shahaadada Jaamacadda Heerka 1aad (Degree Certificate & Transcript).
Shuruudaha dheeriga ah ee ardayda u tartamaysa (Ph.D.)
Ardaygu waa in uu haysto Shahaadada Jaamacadda Heerka 1aad iyo Heerka 2aad (Bachelor and Master).
Linkiga codsiga;
https://scholarships.moeplstate.so/scholarships-PSCH2502
30/08/2025
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773
π Tayo Development Organization β Codsiga Deeqda Waxbarasho
Hayβadda Tayo Development waxay furtay codsiga Deeqda Waxbarasho (Full Scholarship) ee loogu talagalay ardayda Soomaaliyeed.
Deeqdani waxaa loogu talagalay:
β
Ardayda sanadkan ka baxay dugsiga sare
β
Ardaydii h**e ee aan u suurtoobin inay jaamacad galaan
Deeqdani waxay daboolaysaa 100% kharashka waxbarashada, iyadoo siinaysa ardayda Soomaaliyeed fursad qaali ah oo waxbarasho lacag laβaan ah.
π Xusuusin: Boosaska waa kooban yihiin β sida ugu dhaqsaha badan u codso!
π Iska diiwaangeli foomka hoose si aad u codsato:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSf4PH5Q-QFJlHHawRlqfBmFC0esD6k2rb2JuGOS_BOWQRh8Pg/viewform?usp=sharing&ouid=116944964031719236773
π² WhatsApp Contact: https://wa.me/252614093216
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Address
Banaadir
Mogadishu