Zain Outlets
Your destination for food, drinks, cosmetics, electronics, fruit, ice cream, cloth, shoes, and sweets
22/08/2024
ᴘʀɪɴɢʟᴇs ʜᴏᴛ & sᴘɪᴄʏ
Xarunteena Zain Outlets qeybteeda Sweets-ka ayaad ka heli kartaa macaamiil.
13/08/2024
𝐒𝐭𝐫𝐞𝐭𝐜𝐡 𝐌𝐚𝐫𝐤𝐬 𝐒𝐨𝐥𝐮𝐭𝐢𝐨𝐧
Ma tahay ruux la dhiban jeex-jeexa jirka ama ciyo-libaax, haddaba waxaan kuu heynaa xalka aad si fudud isaga baabi'i karto muddo kooban.
Si aad u hesho daawooyinkaan iyo talo ku saabsan habka loo qaadanaayo nagala soo xariir lambarka 0611-895441.
𝖥𝗋𝖾𝖾 𝖽𝖾𝗅𝗂𝗏𝖾𝗋𝗒
13/07/2024
Maamulka iyo howlwadeennada Zain Outlets waxa ay hambalyo u dirayaan bahda Deero Advert oo u dabbaal-dagaya 5sanad guuradi kasoo wareegtay aasaaskooda.
Waxa aan ku faraxsanahay in aan ka midnahay macaamiisha aad adeeggiinna quruxda badan siisaan.
Happy 5th Anniversary, Deero Advert.
FRUSAD SHAQO
Supermarket ka Zain Outlets waxa uu raadinayaa qof leh xirfadda iibka walxaha la isku qurxiyo (Cosmetics).
Goobta shaqada waa xarunta Zain Outlets, Jamhuriya, Karan.
Qofki daneynaayo fadlan hanagala soo xiriiro Tel: +252 61 1895441 ama fariin toos ah halkaan hanooga soo diro.
10/03/2024
*RAMADAN MUBARAK MUDANE MACAMIIL
Waxa ay Zain Outlets idinkuugu hambalyeenaysaa bilashada Ramadan.
رمضان كريم وكل عام وانتم بخير
21/01/2024
Waxa aan macaamiisheenna ku casuumeynaa in ay kusoo biiraan what's app community geenna aan kula wadaagno adeegyada cusub iyo ogeysiisyada muhim ka ah. Macamiil, kusoo biir halkaan:
Macamiisha Zain Outlets WhatsApp Group Invite
Macamiil waxa aan kuu keennay saliidda bidaarta Anti Hair Loss. Hadda nagasoo dalbo oo dub u hano timihii kaa daatay. Waxa ay kaa caawineysaa jajabka timaha, iyo weliba korinta timaha.
FG. Saliidda rag iyo dumarba waa ay isticmaali karaan
Nagala soo xiriir: 0611895441
13/01/2024
Waxaa xalay innoo qabsoomay kulankeennii sanadlaha ahaa. Waxaa hadallo iskugu jira hambalyo iyo bogaadin goobta ka jeediyay Aasaasayaasha, howlwadeennada, iyo qaar ka mid ah ganacsatada iyo macaamiisha Zain Outlets. Waxa aan ILLAAHEY ka rajeyneynaa sanadkaan inuu noo noqdo sannad barakeysan.
12/01/2024
Maanta oo kale Jaanayo 12, 2023 ayaan so galnay suuqa ganacsiga. Waxa aan maamulka, howlwadeennada, dadka aan gancsi wadaagga nahay, iyo macaamiisheenna ugu hambalyeyneynaa maalinta Aasaasaka Zain Outlets.
16/11/2023
Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa caawa kulankooda ugu horreeya ee isreeb-reebka Koobka Adduunka, 2026 la ciyaaraya dhiggooda dalka Aljeeriya.
Waxa aan guul ugu duceyneynaa, kana rajeyneynaa xulka qarankeenna in ay caawa noosoo hooyaan.
03/11/2023
Jumco wanaagsan, macamiil. Aan ku salinno Suubanaheenna Muxammad ﷺ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Jidka Jamhuuriya
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 06:00 - 22:00 |
| Tuesday | 06:00 - 22:00 |
| Wednesday | 06:00 - 22:00 |
| Thursday | 06:00 - 22:00 |
| Friday | 06:00 - 22:00 |
| Saturday | 06:00 - 22:00 |
| Sunday | 06:00 - 22:00 |