Bulsho Development Bank
Bulsho Bank: is a Shariah compliant financial services provider headquartered in Mogadishu, Somalia.
16/06/2026
๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ซ๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง โ ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข ๐
Bulsho Development Bank waxa uu dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ummadda Islaamka ugu hambalyeynaysaa bilowga sannadka cusub ee ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐๐๐.
Waxaan Alle ka baryeynaa inuu sannadkan nooga dhigo mid nabad, barwaaqo, caafimaad iyo horumar leh.
Sanadkan cusub ha inoo noqdo mid aynu ku xoojino isku duubnida, daacadnimada iyo camal wanaagsan.
๐๐๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ซ๐ข ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค!
15/06/2026
๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ ๐๐ฒ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฉ๐ฉ-๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐ข๐ก๐ข๐ข๐ฌ๐ ๐๐ข ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ฎ ๐๐๐๐ฐ๐ข๐ง๐จ! ๐ฑ๐
Bulsho Development Bank waxa uu mudnaan gaar ah siiyaa adeeg macaamiil oo ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ก, ๐ฌ๐๐๐ฑ๐ข๐ข๐๐ญ๐ข๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฅ๐๐ก, ๐ค๐๐ง๐ ๐ฃ๐๐ฐ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ก๐ข๐ฒ๐๐ก๐๐๐ ๐ ๐ฐ๐๐ค๐ก๐ญ๐ข ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐.
Haddii aad qabto suโaal, aad u baahan tahay caawimaad, ama aad rabto xog dheeraad ah, waxaad si toos ah ugala xiriiri kartaa kooxda adeegga macaamiisha adigoo adeegsanaya ๐๐ฉ๐ฉ-๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐๐๐ง๐ค.
Bulsho Bank waxaan diyaar unahay si aad u hesho adeeg bangiyeed fudud, hufan, oo ku habboon baahiyahaaga maalinlaha ah.
14/06/2026
๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ซ๐ช๐๐ ๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐จ๐จ๐ง๐ ๐ค๐๐ฆ๐ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐๐ฒ๐ฌ๐จ! ๐ฑ๐
Bulsho Development Bank wuxuu kuu fududeeyay adeegyada bangiga si aad uga maamusho meel kasta oo aad joogto.
Looma baahna ๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ก๐๐๐๐ก๐๐๐ซ ๐๐ฆ๐ ๐ฐ๐๐ซ๐๐๐ช๐จ ๐๐๐๐๐ง; adeegyada bangiga waxaad ku heli kartaa si degdeg ah, ammaan ah, oo casri ah adigoo adeegsanaya taleefankaaga gacanta.
๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐๐๐ฏ๐๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐๐ง๐ค, ๐๐๐ง๐ ๐ข ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ ๐ฆ๐๐ซ ๐ฐ๐๐ฅ๐๐, ๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐.
Sidee ku ogaan kartaa haraagaaga Akoonkaaga, isla markaana aad u furan kartaa ๐๐ค๐จ๐จ๐ง ๐๐๐ฒ๐ (๐๐๐ฏ๐ข๐ง๐ ๐ฌ ๐๐๐๐จ๐ฎ๐ง๐ญ) adigoo adeegsanaya App-ka Bangiga?
11/06/2026
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Garsoore Soomaaliyeed Omar Abdulkadir Artan, oo loo doortay inuu dhex-dhexaadiyo ciyaarta Finalka ๐๐๐
๐ ๐๐ฎ๐ฉ๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฉ ee u dhaxaysa kooxaha ๐๐๐ iyo ๐๐ฌ๐ญ๐จ๐ง ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐.
Doorashadan waxay mar kale caddeynaysaa kartida, hufnaanta, iyo sumcadda wanaagsan ee Garsoore ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ซ๐ญ๐๐ง ku leeyahay garoomada caalamiga ah. Guushan ayaa ku soo aadaysa xilli uu wajahay caqabado la xiriira safarkiisii Mareykanka, balse taasi ma hor istaagin in uu sii wado kor u qaadista magaca Soomaaliya iyo matalaaddeeda heerarka ugu sarreeya ee ciyaaraha adduunka.
Guusha ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ซ๐ญ๐๐ง waa guul Soomaaliyeed; waa guul ay wada leeyihiin dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan u rajaynaynaa Garsoore ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ซ๐ญ๐๐ง guulo hor leh iyo in uu sii wado qorista taariikh cusub oo sharaf u ah Soomaaliya.
11/06/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐
Maamulka Sare, Hawl-wadeennada iyo dhammaan Bahda Bulsho Development Bank waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Marwo ๐๐ข๐ข๐ง ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐, oo hooyadeed ๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ข๐ง๐จ ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐ก๐ฅ๐ข๐ฒ๐ Alle ha u naxariistee oo xalay ku geeriyootay Magaalada ๐๐ฎ๐๐๐ข ๐๐ ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฌ๐ฎ๐ญ๐๐ ๐ ๐ ๐๐ฆ๐๐๐ซ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐ซ๐๐๐ญ๐.
Waxaan Alle Subxaanahu Watacaalaa uga baryeynaa Marxuumadda inuu u naxariisto, u dambi dhaafo, qabrigeedana u waasiciyo, kana waraabiyo naxariistiisa ballaaran, uguna deeqo hoyga ugu sarreeya ee Jannatul Firdowsa.
Sidoo kale, waxaan Alle uga baryeynaa ๐๐๐ซ๐ฐ๐จ ๐๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ก๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง iyo dhammaan qoyska, ehelka, iyo asxaabta ay ka baxday Hooyo ๐๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐ข๐ง๐จ inuu ka siiyo samir iyo iimaan ay ku qaabilaan qadarka Alle.
๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐ ๐๐ง๐ง๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ก๐ข ๐๐๐๐ฃ๐ข๐๐ฎ๐ฎ๐ง.
๐๐ ๐๐จ๐จ๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐ข๐ง๐๐๐ ๐ฌ๐ข ๐๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐ฎ ๐จ๐ ๐๐๐ญ๐จ ๐ก๐๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐ค๐จ๐จ๐ง๐ค๐๐๐ ๐ ๐๐ฆ๐ ๐๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ญ๐จ ๐๐ค๐จ๐จ๐ง ๐๐๐ฒ๐?
Ku samee dhammaan adeegyadaas si degdeg ah adigoo adeegsanaya App-ka Bulsho Development Bank, meel kasta iyo wakhti kasta.
09/06/2026
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐ฌ๐ข ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐๐ ๐ฎ ๐ ๐๐ซ๐๐ ๐ญ๐๐๐ ๐๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ ๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐๐๐ข๐ซ ๐๐ซ๐ญ๐๐ง
๐๐ฆ๐๐ซ ๐๐ซ๐ญ๐๐ง, wuxuu taariikh cusub u qoray Soomaaliya isagoo noqday garsoorihii ugu horreeyay ee Soomaali ah ee loo xusho ka qaybgalka ๐๐จ๐จ๐๐ค๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐. Guushaasi waxay astaan u tahay ๐ค๐๐ซ๐ญ๐ข, ๐๐๐๐๐๐ฅ, ๐๐๐ค๐๐ฒ๐ฌ๐ข iyo ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ ๐ฌ๐๐ซ๐ oo ay ku dayan karaan dhallinyarada Soomaaliyeed.
Maanta waxaan la qaybsanaynaa ๐๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ ๐๐ฎ๐ฆ๐๐ซ, ๐ช๐จ๐ฒ๐ฌ๐ค๐ข๐ข๐ฌ๐, ๐ฌ๐๐๐ฑ๐ข๐ข๐๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐, ๐๐๐ก๐๐ ๐ ๐๐ซ๐ฌ๐จ๐จ๐ซ๐ค๐ iyo guud ahaan ๐๐ก๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐จ๐จ๐ฆ๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐ dareenka ku aaddan dhacdada uu la kulmay. Waxaan uga rajaynaynaa inuu sii wado guulaha iyo horumarka uu ku caan baxay, isla markaana uu gaadho heerar ka sii sarreeya mustaqbalka.
๐๐ฆ๐๐ซ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ง๐๐ก๐๐ฒ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ค๐๐๐ ๐ (๐ฐ๐ ๐ฌ๐ญ๐๐ง๐ ๐ฐ๐ข๐ญ๐ก ๐๐ฆ๐๐ซ)
๐๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ ๐๐๐๐๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ฆ๐ ๐ญ๐๐ฅ๐จ?
Kala xiriir Qaybta Cabashooyinka ee Bulsho Development Bank adigoo si fudud u adeegsanaya App-ka Bangiga.
07/06/2026
๐๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐ ๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ค๐ฎ๐ฎ ๐๐ก๐จ๐ฐ, ๐ฆ๐๐๐ฅ ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ช๐ญ๐ข ๐ค๐๐ฌ๐ญ๐. ๐๏ธ
Waxaan nahay bangi si fudud loo heli karo, oo kuu oggolaanaya inaad maamusho ๐๐ก๐๐ช๐๐๐ฅ๐๐ก๐๐๐ ๐ meel kasta oo aad joogto.
Ku dir lacag, ku hubi akoonkaaga, kuna fuliso adeegyada bangiga adigoo isticmaalaya ๐ญ๐๐ฅ๐๐๐๐จ๐จ๐ง๐ค๐๐๐ ๐ ๐ ๐๐๐๐ง๐ญ๐.
๐๐๐ฑ๐๐๐ง ๐๐๐ก๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ ๐ข ๐๐ข ๐
๐ฎ๐๐ฎ๐ ๐๐จ๐จ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ซ๐จ ๐ฒ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Isgoyska KM4, Hodon District
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 16:00 |
| Tuesday | 08:00 - 16:00 |
| Wednesday | 08:00 - 16:00 |
| Thursday | 08:00 - 16:00 |
| Saturday | 08:00 - 16:00 |
| Sunday | 08:00 - 16:00 |