Targetagro.so
A reliable Agricultural market for all farmers
Member of @TargetGroup.so Member of @target
We at TargetAgro are here to attain all year round sustainable production and supply ability through enhancing small-Scale farmers towards the best use of land and provision to both the consumers and small-scale farmers a reliable market of high-quality farm products.
23/09/2025
Beertaada tayanteeda, caafimaadkeeda, hormarkeeda waxaa diyaar kuula ah
Target Agro waa wehelkaaga joogtada ah! 🚜✨
📍 Suuqa Bakaaro Qudaarta amd HG, Dabka Waberi District, Maka Almukarramah.
📲 WhatsApp: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟏 𝟑𝟑𝟑 𝟕𝟕𝟕
🟩 WhatsApp | 🔵 Facebook | 🟣 Instagram
@𝐓𝐚𝐫𝐠𝐞𝐭 𝐀𝐠𝐫𝐨 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐋𝐭𝐝
28/08/2025
Cudurrada beerta lagula dagaallamo
Miro badan oo caafimaad leh
Target Agro waa wehelkaaga joogtada ah! 🚜✨
📍 Suuqa Bakaaro Qudaarta amd HG, Dabka Waberi District, Maka Almukarramah.
📲 WhatsApp: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟏 𝟑𝟑𝟑 𝟕𝟕𝟕
🟩 WhatsApp | 🔵 Facebook | 🟣 Instagram
@𝐓𝐚𝐫𝐠𝐞𝐭 𝐀𝐠𝐫𝐨 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐋𝐭𝐝
20/08/2025
𝐁𝐞𝐞𝐫𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐮 𝐱𝐨𝐨𝐣𝐢 𝐓𝐚𝐫𝐠𝐞𝐭 𝐀𝐠𝐫𝐨!
Ma rabtaa inaad beertaada ka dhigto mid 𝐦𝐢𝐫𝐨 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧, 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐥𝐞𝐡 oo aan cudur ku dhicin? 🍋🍊
👉 Target Agro ayaa ku siinaysa xal dhammeystiran oo ka hortag iyo daaweyn ah cudurrada beerta.
👉 Waxay kaa caawineysaa in beertaada ay noqoto mid dhalaal badan oo miro badan leh.
𝐈𝐬𝐛𝐞𝐝𝐞𝐥𝐤𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐫𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐖𝐚𝐚 𝐌𝐢𝐝 𝐂𝐚𝐝!
🚜 Target Agro – Wehelka Beeraleyda Guuleysta!
📍 Suuqa Bakaaro Qudaarta amd HG, Dabka Waberi District, Maka Almukarramah.
📲 WhatsApp: +𝟐𝟓𝟐 𝟔𝟏𝟏 𝟑𝟑𝟑 𝟕𝟕𝟕
🟩 WhatsApp | 🔵 Facebook | 🟣 Instagram
@𝐓𝐚𝐫𝐠𝐞𝐭 𝐀𝐠𝐫𝐨 𝐃𝐞𝐯𝐞𝐥𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭 𝐋𝐭𝐝
Target Agro
05/07/2025
5-ta Luulyo – Maalinta Caalamiga ah ee Iskaashatooyinka
Iskaashiga beeraleydu wuxuu furaa suuqyo, kobciyaa awood, wuxuuna mideeyaa codkooda.
Maanta oo kale waxaa muhiim ah in la baraarujiyo doorka muhiimka ah ee iskaashatooyinka beeraleyda ee ku aadan horumarinta nolosha bulshada iyo xoojinta waxsoosaarka dalka
Target Agro Development waxay aaminsan tahay in iskaashigu yahay furaha kobaca dhaqaalaha beeraleyda Soomaaliyeed iyo dhismaha bulsho wadajir u guuleysata.
05/06/2025
Waxaan hambalyo diiran u diraynaa dhammaan Muslimiinta meel walba oo ay joogaan, si gaar ah beeraleyda Soomaaliyeed iyo bulshada ku hawlan horumarinta naf-qabka iyo cuntada dalka.
Target Agro Development waxay farxada ciidda la wadaagaysaa shacabka Soomaaliyeed iyadoo ku faaneysa doorka beeraleydu ku leeyihiin barwaaqada iyo badbaadada dalka.
تقبل الله منّا ومنكم صالح الأعمال، عيدكم مبارك، وكل عام وأنتم بخير
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the business
Telephone
Website
Address
Block #5, Dabka, Waberi, Makkah Al-Mukaramah Road , Mogadishu-Somalia(HQ)
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |