Kiro Service
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kiro Service, Real Estate, Maka Al-Mukaramam, kasoo horjeedka Hotel Dayax, Mogadishu.
Kiro Service waxay ka shaqaysaa Kireynta iyo iibinta Guryaha/Dhulka, waxaan ka hawl galnaa Muqdisho.Adeegga Kiro Service uga fa'idayso dhamaan baahiyahaaga la xiriira kireynta iyo iibinta Guryaha/Dhulka.
29/10/2022
Laba qol oo kiro ah:
Location: Dhanka qorax kasoo bax ee Suuqa jaayga, wadada daarusalaam.
Wixii faahfaahin ah la xiriir: 614777503
18/06/2022
ah
- Dabka.
kala xariir: #618665536
08/06/2022
ah,
🏠
Kala xiriir: 063 3858324
23/05/2022
📌 KIRO AH
👉1 AAD
3 qol
2 musqul iyo jiko
👉2 AAD
3 qol
2 musqul iyo jiko
👉3AAD
3 qol
2 musqul iyo jiko
$400 dhamaantood
☎️ 0615857594
13/05/2022
13/05/2022
Guri kiro ah, Xalwo Boqolsoon Siigale agtiisa.
Gurigan waa 5 qol, waxaaa ka banaan 4 Qol,1 Musqul iyo jiko weyn, 1 qol waxaa degan qofka ka masuulka ah guriga.
Lacagtu waa $350.
Kala xariir: 0615872271/0618900090.
11/05/2022
Guri Kiro ah, ku yaal Siigaale Xalwo Boqolsoon.
Gurigu wuxuu ka kooban yahay :
3 qol, 2 Musqul iyo Jiko.
Lacagtu waa $350
wixii Faahfaahin ah kala xariir:
0615872271/0619999476
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Maka Al-Mukaramam, Kasoo Horjeedka Hotel Dayax
Mogadishu