Goobmart
GOOB MART Waa Bar Ganacsi oo Online ah
25/10/2022
Ra'iisul Wasaare Xamse oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,
Ra'iisul Wasaare Xamse oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kormeerey Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, ayaa kulan lagu xoojinayo ammaanka dalka la yeesha...
25/10/2022
Dowladda oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/dhexe
Dowladda oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka socday qeybo kamid ah Dalka Dowladda oo faahfaahin ka bixisay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay gobolada Galgaduud, Hiiraan iyo Shdhexe
25/10/2022
Duqeyn lagu dilay xubna Al Shabaab ah iyo wararkii ugu danbeyay howlgala ka socda Hiiraan.
Duqeyn lagu dilay xubna Al Shabaab ah iyo wararkii ugu danbeyay howlgala ka socda Hiiraan. Duqeyn lagu dilay xubna AS ah iyo wararkii ugu danbeyay howlgala ka socda Hiiraan.
23/10/2022
(DAAWO MUQAALKA) Askari Lagu Abaal Mariyay Dilka Shabaab oo Fariin u diray Dadka ku nool Meelaha ay Shabaab Maamulaan
(DAAWO MUQAALKA) Askari Lagu Abaal Mariyay Dilka Shabaab oo Fariin u diray Dadka ku nool Meelaha ay Shabaab Maamulaan Askari Lagu Abaal Mariyay Dilka Shabaab oo Fariin u diray Dadka ku nool Meelaha ay Shabaab Maamulaan. HOOS KA DAAWO MUQAALKA WARBIXINTA
23/10/2022
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Maaliyada “hadii aad diido lacagta Al shabab la siiyo waxaad badbaadisay Naftaada”
{DAAWO MUQAALKA} Wasiirka Maaliyada "hadii aad diido lacagta Al shabab la siiyo waxaad badbaadisay Naftaada" Wasiirka Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa Yiri"hadii aad diido lacagta Al shabab la siiyo waxaad badbaadisay Naftaada" HOOS KA DAAWO MUQAALKA W
23/10/2022
(DAAWO MUQAALKA) Askari Dilay Sargaal Ashabaab ah oo Dagmada Maxaas lagu abaal mariyay
(DAAWO MUQAALKA) Askari Dilay Sargaal Ashabaab ah oo Dagmada Maxaas lagu abaal mariyay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa goob fagaaraha ah oo ku taalla Degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ku wareejiyay lacag dhan $10.000
20/10/2022
Ra iisul Wasaare Xamse oo loo tiriyay Dhaanto Salaan ah oo loogu magacdaray Xulkii Qaranka Xasan nagu Salaan
RW Xamse oo loo tiriyay Dhaanto Salaan ah oo loogu magacdaray Xulkii Qaranka Xasan nagu Salaan Ra iisulwasaare Xamse oo loo tiriyay Dhaanto Salaan ah oo loogu magacdaray Xulkii Qaranka Xasan nagu Salaan
21/08/2022
(DAAWO MUQAALKA) Jaaliyada Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Dalka Canada oo Wacad ku maray in ay ka qeyb qaadan doonaan Dagaalka Al shabaab looga Difaacaayo deegaankooda
Jaaliyada DDS ee Dalka Canada oo Wacad ku maray in ay ka qeyb qaadan doonaan Dagaalka Al shabaab Jaaliyada DDS ee Dalka Canada oo siweyn Taageero ugu Muujiyay Ciidamadii Liyuu Boolis oo Al shabaab ka difaacay Deegaankooda
20/08/2022
(DAAWO MUQAALKA) Dowladda Soomaaliya oo Amartay in dhulka lala simo Hotel Xayaat Iyo Madaafiic Lagu bilaabay in lagu Garaaco
Wararki Ugu Danbeeyay Hotelka Xayaat Iyo Madaafiic Lagu Garaacay Weerarka Hotel Xayaat oo noqday kii ugu muddada dheeraa Iyo Madaafiic Lagu Garaacay Muqdusho
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Maka Almukarama
Mogadishu
N/A