DAASH Engineering solutions
DAASH is a construction company founded by a group of somali Engineers it is HQ is mogadishu
01/03/2025
Ramadaan kariim
Afur wanaagsan
Shirkadda DAASH Engineering solutions waxa eey umadda muslimka la wadaageysaa hambalyada iyo farxada Bisha barakeeysan ee Ramadaan oo maalintii 1aad noo dhamaatay
Allah waxaan weydiisaneynaa in uu kheyrkeeda nawaafajiyo kuwii ka faideystana naga yeelo
Afur wanaagsan
Kuso dhawada dhismo ay shirkada engineering ka fulisay degmada hodan gaaar ahaan xafada al barako .👇🏻
Qancinta macaamiilku wa ka muhiim agteena ee so dhawaaada.😍
24/04/2024
Shirkada DAASH ugu kaalay adeeg dhismo oo tayo sare leh, kuuna rumeyn karo hamigaada
Nasoo booqo oo aan kuu nashqadeeyno kuuguna fulino sidii aad ku riyoon jirtay!
Shirkaddu sidoo kale waxaad ka heli kartaa adeegyada
Follow dheh boga shirkada DAASH Engineering solutions
https://instagram.com/daash_engineering?igshid=YmMyMTA2M2Y=
Mahadsanid
31/12/2023
16/01/2023
Ku soo dhawaada shirkada DAASH Engineering solutions shirkadu adeegyada ey idiin heyso waxaa ka mid ah sameeynta decoration qurux badan.
Waxyaabaha aan sameeyno waxaa ka mid
1) qurxinta goobaha ganacsiga
2) qurxinta guryaha
3) sameeynta xafiisyada iyo qurxintooda
4) sameeynta iyo xirida Tv decor
Si aan goobtaada decor qurux badan ugu sameeyno nala soo xiriir!
0619140044/0615075539
Follow https://instagram.com/daash_engineering?igshid=YmMyMTA2M2Y=
mahadsanid.
Ku soo dhawaada shirkada dhismaha ee DAASH Engineering solutions bogaan follow dheh .
https://instagram.com/daash_engineering?igshid=YmMyMTA2M2Y=
23/12/2022
Jumco wanaagsan
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Makka Almukarama Road
Mogadishu
252