Miftah Engineering

Miftah Engineering

Share

shirkadda Miftaax waxay ka mid tahay shirkadaha ka shaqeeya dalka.

adeegyada aan qabanno.
1.Naqshadaynta iyo dhismaha guryaha.
2.Kormeeridda dhismaha.
3.kireynta guryaha.
4.Iibinta guryaha iyo boosaska.
5.Raridda alaabaha

22/07/2025

Miftah Engineering waxay diyaar u tahay rumeynta riyadaada dhismo.
Adeegyada aan qabanno
1.naqshadeyn
2.maamulidda dhismooyinka
3.Dhismaha
4.La talin
Nagala soo xariir 61 8886101

16/06/2025

Dhawaan waxaan sameyn doonna fura wareejinta mashruucaan aan ka dhisney magaalada Muqdisho.
Isla socod wanaagsan.

03/05/2025

Maanta oo taariikhdu tahay 03/05/2025 maalin sabti ah waxaan bilownay dhismaha Bulukeetiga mashruuca Vilada ah ee aan ka wadnay Magaalada Muqdisho.
Miftah Engineering Solution Services waxay Mar waliba u taagan tahay rumeynta riyadaada dhismo
Nagala soo xariir whatsapp 61 8886101 .

Photos from Miftah Engineering's post 01/05/2025

Waaridda guriga waa asal u ah aasaas adag si taasi loo gaaro Miftah Engineering Solution Services waxay Mar waliba ku dadaaleeysaa tayada aasaaska guriga.
Hadii aad u baahantahay in laguu qabto Asdeeg dhismo nagala soo xariir 61 8886101

27/04/2025

Miftah Engineering Solution Services
Waxaan u taaganahay rumeynta riyadaada dhismo

24/04/2025

Har iyo Habeen waxaan ka shaqaynaa rumeynta riyadaada dhisme.
Nagala soo xariir 61 8886101

23/04/2025

Maanta waxaa shubney biyaana teerka guriga.
Mashruucan oo aan ka wadno degmada dharkenley.

22/04/2025

Maalintii 4aad waxaa inoo qabsoomay xiridda biyaana teerka.

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Hawl Wadaag Street
Mogadishu