DAYAX Business Center

DAYAX Business Center

Share

DAYAX BUSINESS CENTER waxad kaheleysa labiska ragga oo tayadiisu sareyso iyo sido kale electronics.

29/04/2026

Macamiil keena ku soo dhawaada DAYAX Business Center iidin keen tay dharkii udambeyey

07/03/2026

Kusoo Dhawaada Dayax Business center
Oo idinkeentay dharkii ciida.☪️

Photos from DAYAX Business Center's post 10/05/2025

DAYAX BUSINESS CENTER –waxaad kaheleysa dharki ciida sida 🆕 saacado FANAANADAHA shararka sarwalada &macawiisyada nuuc yadooda kala duwan waliba nucii uGu danbeeyay💯
💰 Qiimo Macquul Ah
📍 Goobta: [maka all mukaramah]
📞 Dalbo Hadda hel: 61 6100965

28/04/2025
28/04/2025

Dayax Business Center waxay kuu keentay shaararark raga noocyadii uGu danbeeyay oo tayo sare leh, naqshado cusub, iyo qiimo macquul ah! ✅
👕kawo casri ah, midabyo kala duwan leh
📍koobta {maka al mukramah} Muqdisho
⏳ Ha moogaanin! Soo dalbo maanta!
[📞 61 6100965

29/03/2025

CIID WANAAGSAN, UMADA SOOMAALIYEED! ✨🌙
Eid Mubarak! 🕌🎉

Photos from DAYAX Business Center's post 27/03/2025

Dayax Business Center waxay kuu keentay shaararark raga noocyadii uGu danbeeyay oo tayo sare leh, naqshado cusub, iyo qiimo macquul ah! ✅
👕kawo casri ah, midabyo kala duwan leh
📍koobta {maka al mukramah} Muqdisho
⏳ Ha moogaanin! Soo dalbo maanta!
[📞 61 6100965

Photos from DAYAX Business Center's post 25/03/2025

QAMIISYADA RAGA, hadda ka soo dalbo dayax Business Center
Waxan kujirna Qiimo dhimis %30
Wac:616100965

Photos from DAYAX Business Center's post 23/03/2025

Dayax Business Center waxay kuu keentay kawahi nuuci uGu danbeeyay oo tayo sare leh, naqshado cusub, iyo qiimo macquul ah! ✅
👕kawo casri ah, midabyo kala duwan leh
📍koobta {maka al mukramah} Muqdisho
⏳ Ha moogaanin! Soo dalbo maanta!
[📞 61 6100965

Photos from DAYAX Business Center's post 22/03/2025

BEST QUALITY QAMIIS 100% DUN AH WA DIYAAR.

21/03/2025

Waxaan macaamiisheena ugu bishaareynaynaa in aan u sameynay 30% qiimo dhimis ilaa dhamaadka bisha Ramadaan!

Fursad Dahabi Ah!
Qiimo Dhimistu Waa Socotaa Ilaa Dhamaadka Bisha!
Dayax Business Center wuxuu ku yalaa– maka almukrama

Dukaankeena waxaad ka heli kartaa:
Dharka ragga nuc yadiisa kala duwàn
iyo kabo casri ah
agabka fashion-ka

Mahadsanidiin macaamiisheenna qaaliga ah! Ha moogaanin fursadan gaarka ah!

business center

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Makka Almukarama Street Mogadishu
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:45
Tuesday 09:00 - 22:45
Wednesday 09:00 - 22:45
Thursday 09:00 - 22:45
Friday 13:00 - 22:45
Saturday 09:00 - 22:45
Sunday 09:00 - 22:45