dalab.com

dalab.com

Share

Hirgali hadafkaaga

29/03/2026

JOB DETAILS
Jagada: AI Video Generation & Video Production Specialist
Jinsiga: Rag
Goobta shaqada: Muqdisho, Somalia
Nooca shaqada: Full-time
Qaabka shaqada: Office-based
Saacadaha shaqada: 8:00 AM – 5:00 PM
Maalmaha shaqada: Sabti ilaa Khamiis
SHAQADA WAXA AY TAHAY
Dalab.com waxay raadineysaa shaqaale rag ah oo leh xirfad iyo faham wanaagsan oo ku saabsan AI video generation, video editing, iyo video shooting, si uu uga shaqeeyo xafiiska shirkadda ee Muqdisho. Qofka la raadinayo waa inuu si gaar ah u yaqaannaa isticmaalka Google VEO3 si loogu sameeyo AI videos casri ah, isla markaana uu awood u leeyahay Adobe Premiere Pro si loogu sameeyo editing tayo sare leh.
Shaqaalahan wuxuu masuul ka noqon doonaa samaynta muuqaalada kala duwan ee shirkadda, sida xayeysiisyada, promo videos, social media videos, product videos, brand content, iyo muuqaallo kale oo loo baahan yahay. Sidoo kale waxaa laga doonayaa inuu sameeyo video shooting, taas oo ka dhigan duubista muuqaalalo bananka ah mar mar, xafiiska, shaqaalaha, ama content kale oo shirkaddu u baahan tahay.
Qofka shaqadan qabanaya waa inuu awood u leeyahay inuu fikrad fudud u beddelo muuqaal soo jiidasho leh oo casri ah. Waa inuu yaqaan sida prompt sax ah loogu shaqeeyo Google VEO3, kadibna muuqaalkaas loogu nadiifiyo Adobe Premiere Pro si uu u noqdo mid final ah oo diyaar u ah Facebook, TikTok, Instagram, YouTube, iyo baraha kale ee shirkaddu isticmaasho.
Waxaa sidoo kale muhiim ah inuu fahmo sida loo sameeyo muuqaal ganacsi ahaan faa’iido leh, oo dadka soo jiita, islamarkaana ka caawiya shirkadda kor u qaadista sumcadda, xayeysiinta, iyo iibka. Shaqaaluhu wuxuu si dhow ula shaqeyn doonaa team-ka shirkadda, isagoo qaadanaya fikradaha la siiyo, kadibna u beddelaya content muuqaal ah oo tayo leh.
WAXYAABAHA UU QABANAYO
Samaynta AI videos adigoo adeegsanaya Google VEO3
Video editing adigoo isticmaalaya Adobe Premiere Pro
Duubista muuqaalada shirkadda iyo alaabta (video shooting)
Diyaarinta promo videos, short ads, reels, iyo brand videos
Ku darista subtitles, transitions, music, effects, iyo final polishing
Samaynta content loogu talagalay Facebook, TikTok, Instagram, iyo YouTube
U beddelidda fikradaha shirkadda muuqaal casri ah
Hubinta in muuqaal kasta noqdo mid nadiif ah, tayo leh, oo waqtigiisa ku dhammaada
La shaqeynta team-ka xafiiska si loo diyaariyo content cusub
Ka qayb qaadashada kor u qaadista muuqaalka iyo xayeysiinta Dalab.com
GOOBTA SHAQADA
Shaqadani waa office-based, waxaana laga shaqeynayaa xafiska Dalab.com ee Muqdisho. Ma aha remote job ama online-only job. Qofka la qaadanayo waa inuu si joogto ah uga shaqeyn karaa xafiiska, isla markaana diyaar u yahay inuu ka qayb qaato hawlaha maalinlaha ah ee shirkadda.
XILIGA SHAQADA
Shaqadani waa full-time job, waxaana la shaqeynayaa:
Saacadaha: 8:00 subaxnimo ilaa 5:00 galabnimo
Maalmaha: Sabti ilaa Khamiis
Nasashada: Jimco
Waxaa la rabaa qof waqtiga ilaaliya, si joogto ah u soo xaadira, una diyaarsan shaqo rasmi ah oo joogto ah.
RAG
Booskan wuxuu u furan yahay rag kaliya, sida ku cad baahida hadda jirta ee shirkadda.
QOFKA LA RABO
Waxaan raadineynaa qof:
leh xirfad dhab ah oo Google VEO3
yaqaan Adobe Premiere Pro
leh aqoon ama khibrad video shooting
leh hal-abuur iyo taste wanaagsan
fahmaya content-ka social media
degan Muqdisho
diyaar u ah shaqo xafiis oo full-time ah
leh anshax shaqo, masuuliyad, iyo waqtiga ilaalin
SIDEE LOO CODSADAA?
Fadlan ku soo dir:
CV-gaaga
Portfolio-gaaga ama shaqooyinkii h**e
WhatsApp / Tel: 614665526
Gmail: [email protected]
Kaliya dadka la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.

16/02/2026

Dalab.com waa shirkad online ah oo ka diiwaangashan Muqdisho, kuna shaqeysa iibinta alaabo kala duwan gaar ahaan kabaha iyo agabka kale ee muhiimka ah. Shirkaddu waxay ku jirtaa ballaarin, sidaas darteed waxaan raadineynaa shaqaale cusub oo ku soo biira kooxdeena.
🔹 Booska Shaqada:
Sales & Marketing Officer
🔹 Tirada Boosaska:
2 Boos
🔹 Nooca Shaqada:
Full-time
📝 SHURUUDDAHA LAGA RABO CODSADAHA:
* Bachelor ama Diploma ku saabsan Marketing, Business Administration ama wax la xiriira
* Ugu yaraan 1 sano khibrad iibka ama suuqgeynta
* Xirfad wada hadal iyo la macaamil macaamiil
* Awood ku shaqeyn kara targets iyo nidaam iib
* Degan Muqdisho
* Daacadnimo, waqtiga ilaalin iyo masuuliyad
🎯 WAAJIBAADKA SHAQADA:
* Kor u qaadista iibka Dalab.com
* Soo helidda macaamiil cusub
* Maareynta dalabyada iyo la socodka macaamiisha
* Sameynta xayeysiin iyo suuqgeyn online iyo offline
* Ka shaqeynta kobcinta sumcadda shirkadda
📅 Deadline:
20 February 2026
📩 SIDEE LOO CODSADAA?
Fadlan ku soo dir CV-gaaga:
📱 WhatsApp ama wac: 614665526
📧 Gmail: [email protected]
Fadlan ku qor Subject-ka email-ka:
“Application – Sales & Marketing”
Kaliya dadka la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.
Dalab.com
“Adeeg Degdeg ah, Kalsooni leh”
Muqdisho – Soomaaliya
Howl wadag district

Photos from dalab.com's post 08/12/2025

Hadda dalbo Kabaha Labiska, La xiriir: 61 4665526

08/12/2025

hadda ka dalbo: 61 4665526

Photos from dalab.com's post 07/11/2024

Hadda iibso kabaha labiska, wac lambarka: http://Wa.me/252614665526

Photos from dalab.com's post 21/09/2024

Dharka Jiifka ee Marwoyinka, ka dalbo lambarka: http://Wa.me/252614665526

21/09/2024

Dharka Jiifka ee Marwoyinka, ka dalbo lambarka: http://Wa.me/252614665526

Want your business to be the top-listed Clothing Store in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu
252