Kobciye Program
Kobciye Program is business incubator and accelerator run by iRise Hub. We offer a tailored training
Ma tahay qof ku xeel dheer sida mareeg/website-ka loo dhiso ama loo maamulo? Ma leedahay aqoon ama xirfad IT la xariirta?
Waxaa inaga banaan fursadaas shaqo. Fadlan soo codso kahor 16-ka bishaan January 2021. Waxaan fursadaan aad ugu dhiiragelineynaa dumar inee soo codsadaan.
Waxaad CV kusoo dirtaa emailkaan [email protected]
Are you qualified web developer? Do you have IT skills?
We are hiring paid intern to join in our web development team.
Apply before 16th of January. We strongly encourage women for this position. Send your CV in this email:- [email protected]
Kalimada Aisha Hassan Mohamed oo ah Maamulaha shirkada Doogdoon oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program
'
Irisehub
UNICEF Somalia
Kalimada Ramlo Mohamed Hassan Maamulaha shirkada Daryeel Soap oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program
Irisehub
UNICEF Somalia
Abdirasak Dirie Osman oo ah Maamulaha shirkada Rajo Bookshop oo kamid ah shirkadihii ka qalin jabiyay Kobciye Program
Irisehub
UNICEF Somalia
Kalimada Awil Osman, maamulaha Irisehub ee ku aadan qalinjabintii dhalinyadda Kobciye Program
UNICEF Somalia
Watch Ibrahim Isse Abdulle's reflection on UPSHIFT graduates.
UNICEF Somalia
Kalimada Liban Mahad Abdullahi oo ah Maamulaha guud ee shirkada Tayo Training And recruitment agency oo kamid ah shirkadahadii ka qalin jabiyay Kobciye Program.
UNICEF Somalia
Here is a clip regarding our recent Program graduation ceremony by Minister Jamal Mohamed Hassan, Minister of planning & international cooperation.
UNICEF Somalia
Watch Hodan Abullahi Ali' reflection on UPSHIFT graduates.
UNICEF Somalia
27/09/2020
Hambalyo ayaanu leenahay dhamaan dhalinyaradii maanta dhameystay programka Kobciye 2019-2020.
Sharaf ayee inoo tahay inaan soo saarnay 13 mashruuc oo bilaw ah (startup) oo waliba ku guuleysteen abaalmarin lacag gaareysa $2,000. Maalgalin dheerina loobalan qaaday.
Waxaan umahadcelineynaa dhamaan cidwalba ee nagala qeybqaadatay qabsoomida prograamkaan ee ugu horeyso dowlada federaalka Soomaaliya Iyo hey’adda UNICEF Somalia
Dhamaan waaxaan u rajeyneynaa guul iyo horumar.
UNICEF Somalia
27/09/2020
Waxaan umahadcelineynaa dhamaan martidii maanta nagala soo qeybgashay xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program 2019-2020. Mahadsanidiin.
UNICEF Somalia
27/09/2020
Waxaa maanta xafladda qalinjabinta Kobciye Incubation Program inoo soo xiray Agaasimaha waaxda shirkaddaha yar-yar iyo kuwa dhax dhaxaadka ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha - Soomaaliya Mr Ibrahim Isse.
UNICEF Somalia
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |