Baadicadde Community
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baadicadde Community, Public & Government Service, Mogadishu.
Dulmidiide Bashiir Cabdi TALIYAHA GUUTADA HUBKA CULUS EE BEELWEYNTA BAADI CADDE 💪🔥
27/05/2026
Beelweynta Baadi cadde oo digniin adag u dirtay Nuur Dhere kadib markii xiisadda labada qeyb bariga jalalaqsi iyo Galbeedka Jalalaqsi ay sii korortay maalmihii u dambeeyay. Wararka ayaa sheegaya in Beelweynta Baadi cadde ay ka digtay Dhibaatada uu ku haayo Nuur dhere Degmada Jalalaqsi iyo taageero uu siiyo Beesha uu ka dhashay Xawaadle iyo xabashada bariga jalalaqsi dagan iyadoo sidoo kale Beelweynta Baadi cadde ayaa heegan buuxo galisay Ciidamada Xoogga Beelweynta Baadi cadde si ay cashir ugu dhigaan Maleeshiyaadka Beesha Xawaadle Nuur dheere iyo xabashada la socoto mardhaw Gacanta Beelweynta Baadi cadde waxa ku bixi doono mooryaan nuur dhare Insha'Allah
26/05/2026
Xildhibaan Khalif Abdi Omar ayaa hambalyada Ciidul Adxa u diray dhammaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, isaga oo u rajeeyay in ay ku gaaraan ciidan ciida xigta caafimaad, nabad iyo barwaaqo.
Boqorada Baadi Cadde iyo Calanka Beelweynta Baadi cadde Follow Baadicadde Community
Marxuum Xaaji Mahamuud ayaa maanta loo sameeyay janaaso ay kasoo qeyb galeen ehel, culimo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo Alle looga baryay inuu Janatul Firdowsa ka waraabiyo.
أنا لله وإنا إليه راجعون 🥲
SHIKH Haji Mohamud Abdulle Dahir, Allaha u naxariisto Maanta ayaa la soo aaasay
25/05/2026
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ehelkii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u naxariistee Sheekh Xaaji Mahamuud Abdulle.
Waxaan Alle SWT uga baryaynaa inuu u naxariisto, u dambi dhaafo, kana waraabiyo Janatul Firdowsa, sidoo kalena uu siiyo samir iyo iimaan dhammaan ehelkii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay.
Tacsidan waxaa diraya Beelweynta Baadicadde, iyagoo ka tacsiyeynaya geeridaas murugada leh, una muujinaya qadarinta iyo ducada ay u hayaan marxuumka.
Alle ha u naxariisto, Janatul Firdowsa haka waraabiyo. Aamiin 🤲
Hormarka Xamar Gaartay Halkan Waa Tarabuunka oo aheed xaaafada obasiibka Muqdisho maanta quruxda ka muuqato waxa keenay madaxwayne Hassan Sheikh Mohamud
Kulan ballaaran oo saakay oo Jimco ah ka dhacay magaalada Baladweyne ayay Beelweynta Baadi Cadde ku muujiyeen taageerada ay u hayaan Xildhibaan Khalif Abdi Omar iyo Xildhibaan Abdiwahid Ahmed Wadaad Yare, iyagoo sidoo kale taageero u muujiyay Madaxweynaha Ali HusseinGuudlaawe.
Kulanka waxaa kasoo qeyb galay waxgarad, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo ku ammaanay hoggaanka, horumarka iyo adeegga bulshada ee ay wadaan masuuliyiintan.
22/05/2026
Kulan ballaaran oo saakay oo Jimco ah lagu taageerayay Xildhibaanada kala ah Xildhibaan Khalif Abdi Omar iyo Xildhibaan Abdiwahid Ahmed Wadaad Yare, oo kala tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Wakiilada Hirshabeelle, ayaa lagu qabtay magaalada Baladweyne.
Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb galay waxgarad, dhalinyaro, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaas oo si weyn u muujiyay taageerada ay u hayaan labada Xildhibaan, iyagoo ku ammaanay doorkooda hoggaamineed, horumarka iyo u adeegidda bulshada.
Bulshada kasoo qeybgashay kulanka ayaa sidoo kale codsaday in labada Xildhibaan ay sii hoggaamiyaan bulshada waqtiyo badan, maadaama ay muujiyeen waxqabad iyo dadaal muuqda oo lagu horumarinayo deegaanka iyo dadka ay matalaan.
Gabdhaha Beelweynta Baadicadde waa boqorada bilicda, akhlaaqda iyo haybadda Soomaaliyeed.
FOLLOW Baadicadde Community
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu