KiroSame
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from KiroSame, Estate agents, SODONKA STREET, Mogadishu.
🏠 KiroSame – Hel Guri Lagu Kalsoonaan Karo
Waxaan kaa caawinaynaa helidda guryo tayo leh kiro 🏢 ama Iib Ah
✔️ Apartments & Guryo Qoys
✔️ Goobo ammaan ah & deegaan degan
✔️ Qiimo macquul ah
📍 Muqdisho
📞 +252 613054006
📲 Follow, Like Iyo share
25/01/2026
IIB AH
Degmada: Dharkenley — Area: Dabaqa Dagoodiga
• Cabirka: 10 × 14.5 m • Qaabka: Nus-boos (laba jidle) • Qiimaha: $33,500 (isku-dhamaad)
Documents Waa Federal
Nagala soo xiriir: +252 613054006
KiroSame
24/01/2026
Listiga Guryaha Banaan ee Degmada Boondheere
2qol 2suli Jiko Balakoon B1aad $260+$100 Tabeelaha Jeceelka.
3qol 2suli jiko B1,4aad $300+$100 Intarloga Tabeelaha Jeceelka
2qol 2suli Jiko Balakoon B3aad $250+$200 Hotel Royal.
3qol 2suli jiko Balakoon B2,3aad $330+$200 Daljirka Busleey.
2qol 1suli Jiko Dhulka $250+$100 Daljirka Busleey.
3qol 1Suli Jiko Dhulka $250+$100 Daljirka Busleey.
3qol 2suli jiko B2aad $300 +$100 Daljirka Busleey
22/01/2026
🏡 GURI IIB AH – BOONDHEERE
📍 Dagmada: Boondheere
📍 Goobta: Ka soo horjeedka Iskuulka Shiikh Xasan Barsame, kuna yaalla inta u dhexeysa Daljirka Daahsoon iyo Tiyaatarka Qaranka
🔹 Faahfaahinta Guriga:
🏠 Kirada: Hadda ma kireysna
🛣️ Waddo: Hal jid oo 20 mitir ah
🧭 Jihada: Koonfur-galbeed (Koofur-ujeed)
📄 Dukumiinti: Damayaale orjinaal ah
📐 Cabbirka: 24m × 60m
💰 Qiimaha:
$800,000 (Sideed boqol oo kun oo doolar) — qiimo israac ah, Ku habboon ganacsi, deggenaan ama maalgashi mustaqbal fog
📞 +252 613054006!
14/01/2026
📢 APARTMENT KIRO AH – YAQSHIID
Guri Apartment kiro ah oo ku yaalla Degmada Yaaqshiid, gaar ahaan agagaarka School Yaaqshiid.
Waxa uu ka kooban yahay 3 qol, 1 suuli, jiko iyo balakoon, biyaanadda 1aad.
Guri nadiif ah, deegaan degan, kuna habboon qoys.
Xogta Gurigaan Muqaal kiiso oo dhameystiran linkga Hoose
https://vt.tiktok.com/ZS5c36E2b/
📞 Contact: +252 613054006
📱 Social Media: Facebook • TikTok • Instagram
14/01/2026
🏞 Dhul Iib ah oo Baaxad Weyn
🗺Dagmada Hodon
📐 Cabir: 29×52m
📍 Goob: Agagaarka Banaadir
⭐ Meel Istaraatiiji ah – Hospital Shaaafi
🏗 Ku habboon Dhisme Deegaan iyo Ganacsi
💰 Qiime: $1,100,000 (Malyal iyo Boqol kun)
Tiktok
14/01/2026
Hel Gurigga Kuugu Haboon 🏡
Kiro ama Iib – si kalsooni leh
📲 Raac Mareegaha
📞 +252 613054006
05/12/2025
KIRO_Ah ISKUGO'AN
♦️3-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Waliba Balakoon leh Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .
1 Baarto 1aad
♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Masjidu Alraxmah
♦️ KIRADA : $ 300
♦️ DEPOSET : #150
NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH
📞0613054006
🗓DATE :5/12/2025:MAANTA :Jimco
__________MUQDISHO SOMALIYA _________
01/12/2025
KIRO_Ah ISKUGO'AN Oo Firaashan
♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .
1Baarto 3aad
♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Towfiiq
♦️ KIRADA : $ 700
♦️ DEPOSET : $200
NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH
📞0613054006
🗓DATE :1/12/2025:MAANTA :Axad
__________MUQDISHO SOMALIYA _________
01/12/2025
KIRO_Ah ISKUGO'AN
♦️4-Qol 🛏 +🚽2 Suli Jiko Qolkamid ah Waa Mastar Room Guri Adiga Kuu Gaar ah jaaniska Maantay .
3 Baarto AYAA KABANAN
Mid kan
iyo 2 Parto oo kiiba Kakooban
3 qol 2Suuli jiko Dabaqa Kore Wiish leh
♦️ DAGMADA :
♦️ EERIYADA : Tabeelaha Jeceelka
♦️ KIRADA : $ 400
♦️ DEPOSET : No Deposit
NAGALA SOO XIRIIR WIXII FAAH FAAHIN AH
📞0613054006
🗓DATE :1/12/2025:MAANTA :Axad
__________MUQDISHO SOMALIYA _________
14/11/2024
Apartment Kakooban
3qol 2suuli Jiko mid kamida waa Master Room iyo
Dagmada Warta Nabada
Zone Morolonsa Dukaanka Onkod
Kirada waa$300+$150 Deposit
Wixii Faah-Faahin ah nagala soo xiriir
Tell: +252 613054006
Whatsapp: https://wa.me/message/NCDADOHGTGVAE1
HOYGA KIREYNTA GURYAHA IYO IIBKA DHULALKA EE KiroSame Real Estate
__________________________________________
Maheysaa Guri kiro aad u rabto Ama iib ah Madooneysaa Guri kiro ah Ama iib ah waa kuu diyaar Jiingad+Fillo+Dabaq nin walboo tabartaa iyo taaktaa.
KiroSam Real Estate
Guri IIB ah .
♦️ Dagmada Guriga = DHANRKENLEEY
♦️ Agaagarka Guriga= XOOSH AMA Booli qaran
♦️ Nooca Guriga= Dhul weyn Dabaq ah Laamigana Saaran
♦️ Cabirka Guriga=. 25/50
♦️ Qiimaha 𝗞𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮= $360,000
Wixii Faah-Faahin ah nagala soo xiriir
Tell: +252 613054006
Whatsapp: https://wa.me/message/NCDADOHGTGVAE1
HOYGA KIREYNTA GURYAHA ama IIBKA ah DHULALKA EE KiroSame Real Estate
__________________________________________
Maheysaa Guri kiro aad u rabto Ama iib ah Madooneysaa Guri kiro ah Ama iib ah waa kuu diyaar Jiingad+Fillo+Dabaq nin walboo tabartaa iyo taaktaa.
KiroSame Real Estate
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
SODONKA STREET
Mogadishu
252