Jugta culus
Le cose migliore della vita sono gratis
Halkaan taabo hadii aad tahay dhariiwada qaadiriyah
https://www.facebook.com/share/v/1Bo5ZSukX9/?mibextid=wwXIfr
Darawalkii Xabatul sowda oo gabar uu shukaansanayey xabad madaxa ugu dhufatey, wuxuu yaalaa dhaawaciisa isbitaal madiino
14/08/2025
Madaxweynihii h**e ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Madasha Samatabixinta Qaranka, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa si adag u cambaareeyay duullaanka loo adeegsaday Ciidankii Qaranka ee lagu qaaday xaafadda Horseed ee Degmada Hodan.
Mudane Shariif ayaa sheegay in weerarka lagu qaaday xaafadaha ay ku noolyihiin dad danyar ahi uu sababay dhimasho shacab iyo burbur hantiyadeed, taas oo uu ku tilmaamay arrin “ayaan-darro iyo wax aan sinnaba loo aqbali karin.”
Wuxuu si gaar ah ugu eedeeyay Xasan Sheekh Maxamuud inuu adeegsanayo Ciidanka Xoogga dalka si loogu fuliyo dano siyaasadeed, halkii laga sugayay inay difaacaan shacabka iyo dalka. “Ciidamada Soomaaliyeed waxaa loo dhisay inay la dagaallamaan cadawga ummadda, looguma talagelin dhulboob, cabburin bulsho ama dano gaar ah,” ayuu yiri.
Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay Xasan Sheekh Maxamuud inuu si degdeg ah u joojiyo “dagaalkan xaq-darrada ah ee aan maslaxad u ahayn dalka iyo dadka Soomaaliyeed.”
Sidoo kale wuxuu uga digay saraakiisha ciidamada inay qaataan amarro sharci-darro ah oo ka hor imanaya dhaartii iyo waajibaadkii ay u hayeen shacabka, isagoo ku booriyay inay ku ekaadaan waajibaadka iyo shuruucda ciidanka.
01/07/2025
Wixii Hanti Dadweyne oo ay Deganayeen Shacabka Reer Baydhabo Waa Boos-Celis Maamulka Laftagareen
Beelaha Hariin, iyo Hadamo Gaaljeel
Beerta Dowladda waa boos celis besha xariin
Xaruntii Bajawaani waa boos celis besha Hadamo-Gaaljeel
Kuwaan Waalagu kala baxay Waxaa miska Saran
Xarumaha kala ah"
Wakaalada Biyaha
A.D.C
Xeradii Injiga
Xaruntii Boostada iyo isgaarsiinta
26/06/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu