Somali Weyn Development Organization

Somali Weyn Development Organization

Share

Somali Weyn Dev.

Organization (SOWDO) is an independent, non-governmental and non-profitable organization established by a group of like-minded youths with experiences in different sectors recognized by Somalia's Federal Ministry of Youth and Sports.

17/02/2026

πŸ•ŒRamadan Wanagsan πŸŒ™βœ¨

SOWDO sends it's warmest wishes to all those observing in Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ and around the world as the holy month begins.

28/12/2025

WARSAXAAFADEED| Hey'adaha ay dhallinyaradu hoggaamiyaan ee ka diiwangashan Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS ayaa si wadajir ah u cambaareeyay ku xadgudubka midnimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee dalkeenna.

04/09/2025

Happy Mawlid al- Nabi from all of us at .

12/08/2025

🌍 πŸ‡ͺπŸ‡Ί On this , we celebrate young people as powerful πŸ’ͺ drivers of change.

26/06/2025

Toddoobaadka Xorriyadda| Halgamaa Xaawo Cismaan ( Xaawo Taako)

26/06/2025

Waagaan saaka baryay wuxuu billow u yahay Toddobaadka Xorriyadda oo ku suntan taariikh halgan dheer oo ay Soomaali oo dhan u gashay inay ka xorowdo gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga.

26/06/2025

Meymuun Xasan Biyow waxey ka mid aheyd haweenkii xornimo u dirirka ahaa ee afkooda iyo suugaantooda ku taageeray xornimada ay soomaaliya maanta heysato.

Waa kan Madaxweynaha qaranka Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo soo qaadanaya beyt ka mid ah gabaygii " Gaal manoo islaam wadin nama soo galeen" iyo doorkii ay suugaantii abwaan Halgamaa Meymuun ku laheyd gumeysi la dirirkii iyo gobannimo doonkii ummadda soomaaliyeed.

Alle ha janneeyo Halgamaa Meymuun.

26/06/2025

Toddobaadka Xorriyadda |Taariikhda Halgamaa Makaay Garaare Celi mid ka mid ah haweenkii soomaaliyeed ee lafdhabarta u ahaa halgankii ururkii SYL.

Photos from Somali Weyn Development Organization's post 15/05/2025

Xubno ka tirsan SOWDO oo uu hoggaaminayay mudane Cabdikariin Xasan Nuur ayaa kala qeybgalay Kumanaan dhallinyaro ah oo maanta xusaysay maalinka SYL. Waxaan ugu hambalyeyneynaa Shacbiga Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallinyarada soomaaliyeed Xuska 83 guuradii ka soo wareegtay aasaaska xisbigii gobannimo doonka ummadda Soomaaliyeed ee SYL.

02/05/2025

As a Youth led NGO, we are pleased to participate today a forum that gathers youth and student voices across the globe where youth will share their voices for safe learning in crisis. As the only organization from Somalia, we will share our organizational experiences in this regard.


Global Campaign for Education
Coalition for Education for All Somalia - Efasom

02/05/2025

Munaasabadda maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adduunka awgeed, waxaan u hambalyeynaa howl wadeenada samafalayaasha Somali Weyn Development Organization kuwaas oo tan iyo 2019 kii ku guda jira garab istaagga dan yarta soomaaliyeed inay helaan nolosha iyo baahiyaha aasaasiga ah.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00