SJS Features
We feature and promote Somalia's best journalism.
12/12/2022
05/12/2022
Ururrada saxaafadda iyo xarumaha warbaahinta oo Kulan ku qabtay Muqdisho ayaa si adag u cambaaeeeyay xarigga sharci darrada ee Xoghayaha Somali Journalists Syndicate - SJS Abdalle Mumin.
19/11/2022
Somali authorities set new conditions to drop charges and free Abdalle Mumin - Somali Journalists Syndicate MOGADISHU, Somalia 16 November 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS), the Somali Media Association (SOMA) and the Somalia Mechanism for Safety of the Journalists (SMSJ) reject the new demands put forward by the Somalia Federal Government’s Ministry of Information in exchange for the freedom ...
03/11/2022
"Waddada gaajada: Soomaalidu waxay ka badbaaday abaartii ugu xumayd muddo tobanaan sano ah" - waa cinwaanka warbixintii u danbeysay ee uu diyaariyay Xoghayaha Guud Somali Journalists Syndicate - SJS Abdalle Ahmed Mumin oo ah saxafi madax-bannaan oo wax ku qora warbaahinta caalamka.
Warbixintan oo uu diyaariyey Abdalle Mumin ka hor xariggiisa ayaa lagu daabacay wakaalada wararka ee The New Humanitarian oo fadhigeedu yahay Switzerland. 👇🏿
The hunger road: Somalis on surviving the worst drought in decades More than a million Somalis have fled drought and conflict this year, but with little aid available, they still face hunger, disease, and death.
Maxaa loo xiray Weriye Cabdalle Muumin.?
Warbixin ku saabsan Xaqiiqda Kiiska Xoghayaha guud ee SJS u dooda Xuquuqda Saxafiyiinta.
X/M Risaala Media Corporation
Takoorka bulshada ay ku hayaan dadka la nool xannuunka HIV ayaa sii kordhaya gudaha dalka. “Ruun” oo ku nool Kismaayo ayaa u sheegtay Bilan Media in xitaa booliska ay xireen, carruurteediina laga ceyriyay dugsiga kaddib markii deriska ay dacweeyeen maadaama ay xanuunsan tahay.
Warbixintan waxaa kasoo diyaarisay Kiin Hassan Fakat oo ka tirsan Bilan Media.
Yaraanshaha cuntada oo ay sabab u tahay abaaraha isdaba joogga ee dalka ka jira ayaa ku kalliftay Cabdiraxmaan Sabriye iyo saaxiibadiis inay billaabaan beeridda dalagyada muhiimka u ah nolosha maalinlaha iyagoo adeegsanaya aqoon iyo teknolojiyadda casriga ah.
Waxaa warbixintan ka diyaarisay Hanaa Maxamad Maxamuud oo ka tirsan Radio Himilo
Abaarta dalka ka jirta waxay saameyn gaar ah ku yeelatay haweenka barakacayaasha ee ku nool xeryaha magaalada Kismaayo. Qaarkood ayaa masaafo dheer u doona biyo, mana jirto gargaar iyo gurmad ay hadda filayaan.
Warbixintan waxaa diyaarisay Kiin Hasan Fakat oo ka tirsan Bilan Media.
Weriye Kiin H Fakat Bilan Media
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Maka Al-Mukarama Road
Mogadishu
6336