Az-Hari page

Az-Hari page

Share

Health Care and medical advice

25/01/2024

Ogesiis Ogeyssiis dhamaan dadka soomaaliyed

Hadaba wxaa la idinka digayaa shampadan loo yaqaan ( Anti Dandruff shampoo ) oo maanta laga yaabo guri walba in laga helo ama h**e loga isticmaalay.

Shampadan ayaa la isku raacay in laga dhaxlayo dhibaatooyin qof mustaqbalkiisa wax udhimeysa
Wadamo badan oo ah kuwa dunida ogu hormarsan ayaa laga mamnocay waliba dalalka dhanka caafimadka ogu hormarsan ugu dhaqatiirta wanaagsan.

Sidasi darted hadii aan nahay bahda caafimad waa in ay waajib nagu tahay bahinta waxyabaha dadkena dhibatada ku ah ogana digna dhitada jirta

FG:hadii ay gurigada taalo iska fogee adigo cafimadka iyo tan qoyskada dhowraya mahadsanidiin

Plz follow iisoo dheh si waxbadan aad u ogatan insha allaah wxaana soo wadaa barnamij aad idin anfacaya dhan Aqoon iyo dhan bad qab caafimadπŸ™

Photos from Az-Hari page's post 21/01/2023

❓htts//me.we 61 0907936

Babaasiirtu waa dhibaato dad badan laga helo
waxana ay saameysaa qiyaastii 50% dadka waqti
ka mid ah noloshooda. Inkastoo ay xanuun leedahay
lagana xishoodo, caadi ahaan ma aha xaalad culus.



1) Calaamadaha lagu yaqaano waa...
2) Cuncun agagaarka futada.
3) Dhiig (aad u cas) oo la arko ka dib marka la
saxaroodo.
4) Xanuun iyo raaxo daro inta la saxaroonayo iyo
wax yar ka dib.
5) Barar la arki karo oo ku yaalla agagaarka futada.
6) Dareen ah in si buuxda caloosha loo faaruqin ama
loo saxaroon

Haddii babaasiirtu ay kuu keentay xanuun badan iyo
raaxo-daro, waa inaad u tagtid Dhakhtar.



Waxa loo haystaa in babaasiirta ay caloosha
adagi sababto. Haddii calooshu ku adag tahay
muddo dheer badanaana ay dhib kugu tahay sidii
aad u dhigi lahayd saxarada adag, waxay taasi
dhaawac u geysan kartaa gidaarka ama darbiga
marinka futada.

Wax kasta oo xayiraya kor-u-socodka xorta ah
ee dhiigga maraya xididadaa waxa uu keenaya in cadaadisku ku kordho. Taasina waa sababta inta
badan babaasiirta loogu arko haweenka uurka leh.

:

Dadka intiisa badan ee leh babaasiirta way gartaan calaamadaha lagu yaqaano. Weydii DR ka
la-talin, haddii aad shaki qabtidna u tag Dhakhtarka

Haddii aad qabtid dhiig-bax aan sababtiisa
la garanaynin oo ka yimid malawadka ama futada,
waa in Dhakhtarkaaga ku arko wakhtiga ugu
dhakhasaha badan ee suurogalka ah.



Calaamadaha waxa lagu daaweyn karaa daawooyin
Aad iskaaga cirib tiri karto xanuunka,
Waxaana loo yaqan..
Zinc,,, Softgel,,, & Chitsos
Iyo kuwa kalo badan


xanuunkan


+252 617071873

Photos from Az-Hari page's post 20/01/2023

*FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
*WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
1. AQOON AMA SHAHAADO
2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay nagala so xidhiidh wa.me/+252612111110

19/01/2023

sukor ama macaan?

Waa cudur yimada marka laga helo dhiigga macaan ama sokor

Waxa uu qayb samaa labo qaybood

1. Midka baabi,iya qanjirka la yiraado ganaca(pancreas)

Badanaa waxaa uu kudhaca caruurta iyo dhalinyarada

2. Waxa uu badan yahay dadka da,da ah iyo dadka Waaweyn



1. Oon ama harad farabadan.

2. Kadi farabadan’

3. Dareen baahi ama dala.

4. Misan kisa oo is_ Β­dhima

5. Cunaha oo dhibato ka dariimo

6. Kor cuncun.

7. Lugaha iyo gacmaha oo ka darimo jarayn ama lalemo.

8. Indhahoo caad ka fuulo .

Qaybta labad



1. Oon xad dhaf ah iyo kaadi xad dhaf ah..

2. Baahi xad dhaaf ah dhireed ah

3. Dareen ka yaraada iyo daal badan.

4. Indha oo caad ka fuulo.

5. Suxdinta lugaha iyo gacmaya

6. Nabraha jerkiisa oo reysan waaya

7. Misaankiisa oo si deg deg oo hoos u dhaca.


xanuunkan

Wa.me/+252617071873

19/01/2023

Walalyal waxan idin heynaa daawooyin kala duwan midka gaar midka xamiitida nadiifin ta kilyaha
Fadlan waxaa diyaar docder qabrid leh soo dhawaada igana soo xariir 25261707

23/09/2022

π‘†π‘œπ‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘–π‘™π‘Žπ‘›π‘‘ π‘œπ‘œ π‘†π‘Žπ‘šπ‘’π‘’π‘ π‘Žπ‘‘π‘’π‘¦ π‘Šπ‘Žπ‘Ÿπ‘ β„Žπ‘Žπ‘‘ π‘”π‘Žπ‘™π‘’π‘’π‘›π‘˜π‘Ž π‘”π‘Žπ‘ π‘Žπ‘π‘’π‘¦π‘ π‘Ž

π‘ π‘œπ‘œ π‘žπ‘Žπ‘π‘œ π‘šπ‘–π‘‘ π‘Ÿπ‘’π‘’π‘Ÿ π‘ π‘œπ‘šπ‘Žπ‘Žπ‘™π‘–π‘™π‘Žπ‘›π‘‘ π‘Žβ„Ž π‘žπ‘–π‘–π‘šπ‘Žβ„Žπ‘Ž π‘€π‘Žπ‘Ž π‘–π‘šπ‘–π‘ π‘ŽπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

12/09/2021

Waa Adiga iyo fikirkaaga ma jeclaan laheed inuu markle Nagu matalo kursiga madax weyni nimo ____?

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Banaadir
Mogadishu
252