Ibrahim France
Ibrahim Adam France Head of Programs Of Somali National Tv.
03/06/2026
Ederson ma is leedahay Booskii Casemiro waa buuxin karaa.
03/06/2026
Ka waran hee Ragaas Ayaa sanadkan Ka maqab Koobka Aduunka.
03/06/2026
Ederson Waa isku dhamaatey 45ML ayaa united ku qaadatey
31/05/2026
Arsenal oo London Guduud ka wada dhigtey maanta, War aawey Chelsea may alaabtii Soo bandhigaan
31/05/2026
Haye Macquul ma tahay in Mar kale Dembele ku ceshto Ballon d'or
31/05/2026
Sawirka Wixii aad ka fahamtey Hoos noogu reeb
Muuqaalkan Waxaan ka duubay Fuad Mohiddin Khalif Iyo Ali Ahmed Shiiqaal 09 May 2026.
Xiligaas waxaan ku sugnayn Garoonka Muqdisho oo aan ku kugeyney diyaaradii noo qaadi lahayd Magaalada Baydhabo oo aan Rabney in aan ka soo tabino Doorashadii Gollaha deegaanka.
lkn Sheekada Nuxurkeeda ayaa waxaa ahaa in ragan ay ku sharatameen cida qaadi doono Champions league.
Fu,ad wuxuu yiri Hadii Arsenal Qaado $200 ayaa ayaa iga dhimato oo aan siin doono Cali
sxbkey Cali ayaa isaguna si la mid ah yiri oo hadii Psg Qaado $200 ayaa iga dhimato oo aan siin doono Fuad
Aniga markhaati ayaan ka ahaa lkn ilaa hada labdii qof meel kuma sheego oo waa ay kala duunteen, kaaga sii daran ninkii cali ahaa telfoon xitaa ma qabto
31/05/2026
Manchester United ayaa laba jeer ku guuleysteen UEFA Champions League iyagoo aan hal kulan laga badin:
* 1998/99 – 6 guul iyo 7 barbaro.
* 2007/08 – 9 guul iyo 4 barbaro.
Xitaa United waxay sameeyeen rikoor dheer oo ah 25 kulan oo xiriir ah oo Champions League ah iyagoo aan laga badin intii u dhaxaysay 2007 ilaa 2009, ka hor inta aysan finalkii 2009 kaga badin FC Barcelona.
Nala wadaag Sawirkii ugu Shidnaa oo aad soo degsatey intii ay socotey Ciyaartii Championka ee PSG ku guulysatey.
30/05/2026
Sawirka Arsenal Rabtey in ay Gasho lkn waa loo diidey
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu