Nashqadeeye

Nashqadeeye

Share

Shirkadda nashqadeeye waxaad kaheli kartaa sameynta boorarka iyo book covers-ka iyo sidoo ale sameyn

05/05/2021

Soodhowaada
Kasoo dalbo Nashqadeynta Numberkaan hoose:
0613909192

18/12/2019

Muqdisho Nashqad yar oo iska baashaal ah

15/12/2019

Buugga ‘Habeen-Eersi’ waa buug sheeko gaaban ah, wuxuuna ka kooban
yahay 80 bog, waxaa qoray Dayax Axmed Maxamed.
Buugga ‘HabeenEersi’ waa buuggeedii koowaad, daabacaaddiisii 1aad waxay soo baxday
Sebtembar 2016, halka daabacaaddiisii 3aadna soo baxday Maarso 2018;
muddo sannad iyo bar gudaheed ah ayaa saddex jeer la daabacay. Halkaas
waxaa ka cad sida akhristayaashu u xiiseeyeen sheekadan.

NASHQADEEYE OO NASHQAD CUSUB U SAMEEYAY BUUGGA HABEEN-EERSI
Qoraa Dayax Axmed Ilay

13/12/2019

Nashqadda buugga cusub.
UBAXII QARNIGA

NAGALA SOO XIRIIR:
0613909192

12/12/2019

NASHQADEYNTA BUUGAAGTA
NAGALSOO XIRIIR:
0613909192

12/12/2019

Asalaamu caleykum....
Kusoo dhowaada Nashqadeeye Page-kiisa rasmiga ah.

Waxaad naga soo codsan kartaa Sameynta loogooyinka, iyo Posters-ka iyo Cover book-yada.

Nagala soo xiriir: 0613909192 Ama 0613647261.

Mahadsanid.

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Makka AlMukarramma
Mogadishu