Caafi Hospital
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caafi Hospital, Medical and health, Hodan district, Mogadishu.
Caafi Hospital,
We are committed to providing personalized care and premium services tailored to each patientβs unique needs.
βPersonalized Care, Premium Services"
π Mogadishu, Somalia
17/04/2025
πππππ ππππππππ
16/04/2025
Waa muhiim in la raaco talooyinka caafimaad ee dhakhtarka si loo xakameeyo caafimaadka beerka iyo uurkujirta.
Armaan Hospital waxaa diyaar kuugu ah dhaqaatiir qibrad sare u leh daaweynta xanuunada ku dhaca beerka iyo uurkujirta.
14/04/2025
Finanka iyo haaraha wajiga waa dhibaatooyin maqaarka ku yimaada.
Dr.Ahmed Rashad waa qabiir ku taqasusay daaweynta maqaarka, cidiyaha iyo timaha wuxuu heegan kuugu yahay Armaan Hospital nagu soo nooqo oo hel daryeel caafimad oo tayo leh.
ππππππ πππππππππ πππππππ Waa mid kamid ah bukaaanada lugu dabiibay Armaan Hospital waxayna la dhibaatoneysay xanuunka xasaasiyada, waxaa isbitaalka ku qaabilay Dr.Ahmed Rashad oo ku taqasususay maqaarka, timaha, iyo cidiyaha, waxaana loo fidiyay daryeel cafimad oo dhameystiran.
10/04/2025
πππππ πππππππππ
Haddii aad dareento gubasho maqaarka ah, cun cun ama finan, midabka maqaarka oo badalma, waxaa muhiim ah inaad la tashato dhakhtarkaaga si loo ogaado.
Caafi Hospital
Caafi Hospital,
We are committed to providing personalized care and premium services tailored to each patientβs unique needs.
βPersonalized Care, Premium Services"
π Mogadishu, Somalia
Hyperthyroidism waa xaalad caafimaad oo ku timaadda marka qanjirka thyroid-ku ay soo saaraan hormoonnada xad-dhaafka ah, Haddii aan la daaweyn waxay keeni kartaa dhibaatooyin caafimaad.
Caafi Hospital
Caafi Hospital,
We are committed to providing personalized care and premium services tailored to each patientβs unique needs.
βPersonalized Care, Premium Services"
π Mogadishu, Somalia
07/04/2025
Haddii xanuunka ama dhaawaca uu yahay mid daran ama uu socdo muddo dheer, waxaa fiican in aad si dhaqsi ah iskaga daawesid nagu soo booqo isbitaalka Armaan Hospital waxaa kuugu diyaar ah daryeel cafimaad oo dhameystiran.
MARAG FURKA BUKAANKA.
Tani waa hinda ibrahim cabdi oo in muda ah la xanuunsaneyd xanuunka macaanka,
waxay la kulantay ππ«.π₯π’πππ§ oo dhaqtarka cudurada uur kujirta iyo qanjirada si qaas ahna u daweeya xanuunada sonkorta iyo qanjirka thyriodka.
Daweyn talooyin caafimaad oo uu siiyay dhaqtarka ka alle waa ku caafiyay.
.
.
DHAMAAN BAHDA Armaan Hospital WAXAY IDIN LEEYIHIN FARXAD IYO BARARE KU CIIDA.
.
.
29/03/2025
ππππ ππππππππ.
Waxaan dhamaan farxada ciidul-fidriga la wadaageynaa dhamaan ummada musliminta ah.
27/03/2025
πππππ πππππππ.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Hodan District
Mogadishu
00252