Chief teyzan

Chief teyzan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Chief teyzan, Hospital, Zope Street, Mogadishu.

Kaah Specialist Hospital embraces the changing healthcare environment with the best patient care always in mind,we insist on the utmost in quality and service we offer, by providing the highest possible standard of care and treatment.

23/12/2020

Cafimaad aad heshaa ayaa ah guusheena ugu weyn. .

19/12/2020

In ka badan 30 dhalinyaro oo isugu jira wiilal iyo gabdho, ayaan u samaynay fursad shaqo iyagoo maanta dhamaystay tababar kor loogu qaadayay xirfadooda shaqo.

10/12/2020

Hooyo dhibkaaga ogaaw. | hadii uurka uu kaa soo daahay, weli aadan dhalin, amaba aad dhashay | Kana Faaideyso fursadaan ay idinkugu talagaleen KAAH HOSPITAL iyo DRS IDIL AWIL ELMI.

Kala xiriir cisbitaalka : 0619500077 ama 0619500078

07/12/2020

Ma heshey baahidaadi mise barbaa maqan..?

22/11/2020

Waxaad u baahantahay inaad barato, naftaada si aad u hesho xal cafimaad..
.

20/11/2020

Jimco wanagsan dhamaan ummadda somaliyeed

14/11/2020

Ha walwelin cudurka macaanka waad la noolaan kartaa.

10/11/2020

Halis caafimaad oo xal loo helay.

02/11/2020

Waxaan kuu diyaarinay, shaqaalo iyo dhakhaatiir heegan kuu ah.

Cisbitaalka wuxuu ku yaala KM5-Zoobe-Wadada Amiira, Kasoo horjeedka Jamacada Banaadir.
AMA wac 0619500077 /0619500078

28/10/2020

Kaah specialist Hospital wuxuu kulmiyay, aqoon, qalab casri ah, iyo adeeg joogta ah.

La kulan oo soo booqo

28/10/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH : waxaan macaamiisha ugu bishaaraynaynaa in cisbitaalka iyo Mu’asasada ay idinku Talagaleen qaliimo bilaash ah,

Isdiiwaan-gelintu waxay bilaabanaysaa, 28-10-2020
Waxayna ku egtahay 7-11-2020

Ka faa’ideyso adiga, waalidkaa uga faa’idee, ama Caruurtaadaba.

27/10/2020

OGEYSIIS MUHIIM AH : waxaan macaamiisha ugu bishaaraynaynaa in cisbitaalka iyo Mu’asasada ay idinku Talagaleen qaliimo bilaash ah,

Isdiiwaan-gelintu waxay bilaabanaysaa, 28-10-2020
Waxayna ku egtahay 7-11-2020

Ka faa’ideyso adiga, waalidkaa uga faa’idee, ama Caruurtaadaba.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Zope Street
Mogadishu
KAAH