SEAS
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SEAS, Siinaay, Mogadishu.
16/02/2024
Wargelin.
Waalidiinta iyo Ardayda Dugsiga Al-HUDA INTERNATIONAL P.S.S waxaa lagu wargelinayaa in muddo saddex maalmood ah dugsigu uuxirnaan doono taas oo ka billaabanaysa maalinta barito oo ah sabti
waxana dib Ioo furi doonaa maalinta Talaadada oo ay taariikhdu tahay 20/02/2024. Taas oo looga soo hor jeedo tacadiga loo geystay maclinka soo maaliyeed waxaana leenahay Allah unaxariisto ustaadka
************Ramadaan Mubarak***************
31/12/2023
Waa kulanka beri Class5A. vs F4B
Kulun adag Tuy Tuy
11/12/2022
ISBUUCAAN OO AY TAARIIKHADA KU BEEGAN TAHAY 12/12/2022 IYO 14/12/2022 WAXAA TARTAMI DOONAA IN SHA ALLA GROUPADAN HOOS KU XUSAN BARITO OO AY TAHAY MAALINTA LABAAD EE UU SOCDO TARTANKA HORYAALKA IYO MAALINTA ARCADA OO AY TAHAY MAALINTA SIDAAX Ay TARTAMI doonaa Groupadan
09/12/2022
09/12/2022
Tartanka HORYAALKA ISKUULKA AL HUDDA INTERNATIONAL school ayaa maalintii Arbacada la soo dhaafay ayaa si toos u furmay maadaama Afarta group ay tartamayaa ay kala adkaan waayeen Aasa Aasaha Guud ee iskuulka Al huda international school professor liibaan jeylan Cusman ahna garsoorka tartanka ayaa ku dhawaaqay in maalinta isniinta lagu celin doono tartanka
06/12/2022
Sanadkaan oo ay gudiga tartanka isku raaceen ina lagu furo garuupada Carabiga ka barta iskuulka faca weyn ee Al hudda international school ayaa nasiib u yeeshay in lagu furo labadani garuup
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the school
Telephone
Website
Address
Siinaay
Mogadishu
96