Clipsom
Bartan waxa aanu ku baahinaa barnaamijyo ku saabsan dhaqaalaha, siyaasida iyo wixii la hal-maala.
01/03/2026
Ilaalada kacaanka iran ayaa sheegay in ay u aargudayaan hogaamiyohooda ayna tahay mid k**a dambaysa ah.
01/03/2026
Television ka Iran; xukuumada iran waxay ku dhawaaqday 40 cisho oo baroordiiq ah kadib dilka murshid khamini..
01/03/2026
Murshidka ayaa ku geeryooday duqaymaha sida uu xaqiijiyey television ka guud ee iran.
01/03/2026
channelka 12 ee isreal;gantaal ayaa ku dhacay gudaha isreal kadib markii iran ay xayn gantaalo ah ku soo riday israel..
01/03/2026
arimaha dabada qatar; si adag ayaan u cambaraynayna duqaynta iran ay ku duqaysay qatar gantaalo plastic ah...
01/03/2026
; ilo wareedyo aad ugu dhow wasaarada difaaca talyaaniga ayaa sheegay in wasiirka difaaca Guido Crosetto uu ku xaniban yahay dubia isaga iyo qayskiisa kadib markii la joojiyey duulimaadka dagaalka iraan, isreal iyo maraykanka dartiis..
28/02/2026
; afhayeenka arimaha dibada iran; ilaa hada lama hubo in kaamini uu noolyahay...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Telephone
Website
Address
Mogadishu