ZAAD Center for Self Development
Training & Consultant Center
Xarunta Hormarinta iyo La-talinta Bulshada ee ZAAD
27/08/2024
Aqyaart jecel Cilmibaarista fadlan ka faaiideysta Jaantuuskaan hoose waxaa uu soo koobayaa Process-ka Cilmibaarista oo idil.
Haddii si sax ah aad u marto waxan rajeynaa inaad wax badan aad sameey doonto.
Guul ayaan u rajeynaa bahda Reseachers-ka.
29/09/2019
OGEYSIIS
Waxaa la ogeysiinaa dhammaan inta jecel kororsiga aqoonta in uu jiri doono Seminar ku saabsan sida loo qoro buugaagta qalin jebinta (HOW TO WRITE A RESEARCH PROPOSAL?) maalinta ARBACADA galabkii 3:30 PM.
Goobta :Salaam University-Kpp Campus
Taarikh-da : 2-Oct-2019
Maalinta: Arbacada
Waqtiga : 3:30 PM(Galabnimo)
Wixii faahfaahin ah kala xiriir Numberada Boorka ku qoran .
Mahadsanidiin.
Waxaa sharaf weyn u ah in ay qabato Tababar ku saabsan #"ka gungaaridda Yoolka iyo ka faaiideysiga waqtiga" #
Waxa uu dhacayaa maalinta Khamiista kuna beegan 26 September , 2019. 9:30 Subax. Waana hal maalin.
Waxaa ka faa'ideysan kara ardayda iyo Dadka shaqeeya.
Waxaan fileynaa in aad ka faa'ideysan doonto.
kusaabsan gungaaridda Yoolka iyo ka faaiideysiga waqtiga" #
kaso kala duwan.
0618559042
This is a great honor for ZAAD to conduct a open certificate training course under a topic of “Time Management and Personal Plan“ for one day training on 26 Seprember , 2019. They are come from difference schools and universiries .
We expect that this course will help you professionally.
#"Time Management and Personal Plan" .
Contact Number: 0618559042
19/09/2019
Skills Development Programs Coming Soon.
ZAAD Center facilitates to set your .
Every goal needs a action plan to go along with it. This action plan focuses on how you can go about achieving your goal through things such as setting Milestones.
for consulting and training.
18/09/2019
Xarunta Hormarinta iyo la-talinta guud ee ZAAD waxa ay bilaabi doontaa barnaamijyo muhiim u ah bulshada,fadlan ku xirnow page-kaan si aad wax badan uga heshid.
Mahadsanidiin.
CAPACITY BUILDING, STRENGTHEN SKILLS
• ICT AND COMMUNICATIONS SKILLS TRAINING
• ENTREPRENEURSHIP SKILLS TRAINING.
• EMPLOYABILITY SKILLS TRAINING FOR YOUTH.
• VOCATIONAL AND LIFE SKILLS FOR UNEMPLOYED YOUTH AND BUILDING THE CAPACITY OF COMMUNITY BASED ORGANIZATIONS
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Hodon/Kpp
Mogadishu