FlyUp
FLYUP waa Shirkad bixisa Adeegyada safarada Waxbarashada,Dalxiixka & Caafimaadka.
Nagu saabsan
FlyUp waa shirkad ardayda ka caawisa inay waxbarasho u aadaan dalka dibaddiisa gaar ahaan dalka Turkiga,Waxeyna Xiriir la leedahay Jaamacadaha ugu waa weyn dalka Turkiga. Sidoo kale shirkadu waxey bulshada soomaaliyeed usoo saartaa Visa-yaasha Dalxiiska iyo Caafimaadka Si ay u helaan dalka ku haboon Doonistooda. Laga bilaabo maalintii la'aasaasay ilaaa iyo maanta waxaa adeegyadeena ka faa'iideestay
qeybaha kala duwan ee bulshada soomaaliyeed.
Shirkadda FlyUp waxa aad ka heli doontaan VISA yaasha dalalka caalamka qaarkood si bulshadda ugu fududaato adeegyada aan bixino sida:-
1. VISA Dalxiiska.
2. VISA socdaalka.
3. VISA Caafimaadka.
4. VISA wax Barashada.. oo u qeyb samayaya.
Bachelor degree.
Master degree.
PhD...
Dalalka aad heli doontaa waxaa kamid ah:-
Uganda 🇺🇬
Kenya 🇰🇪
Ka faaiideysi wacan dhaamaantiin oo lawadaag asxaabtaada..
Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..
Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96
27/08/2022
U dalxiis Wadanka aad doontid oo wehel ka dhigo FlyUp
15/10/2021
Dhamaan Bulsha weynta Soomaaliyeed meel walboo aad Dunida ka joogtaan Jimca wanaagsan...
12/10/2021
Shirkadda FlyUp waxa aad ka heli doontaan VISA yaasha dalalka caalamka qaarkood si bulshadda ugu fududaato adeegyada aan bixino sida:-
1. VISA Dalxiiska.
2. VISA socdaalka.
3. VISA Caafimaadka.
4. VISA wax Barashada.. oo u qeyb samayaya.
Bachelor degree.
Master degree.
PhD...
Dalalka aad heli doontaa waxaa kamid ah:-
Turkey 🇹🇷
Cyprus 🇨🇾
Malaysia 🇲🇾
India 🇮🇳
Ukraine 🇺🇦
Bangladesh 🇧🇩
Uganda 🇺🇬
Kenya 🇰🇪
Sudan 🇸🇩
South Sudan 🇸🇸
Tanzania 🇹🇿
South Africa 🇿🇦
Ka faaiideysi wacan dhaamaantiin oo lawadaag asxaabtaada..
Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..
Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96
07/10/2021
*Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis*
Waxaa dhamaan macaamiisha sharafta leh la ogeysiinayaa in qiimo dhimis balaaran aan k sameynay dhamaan adeegyada aan bixino sida
1. VISA Dalxiiska
2. VISA Caafimaadka.
3. VISA wax Barashada.. oo u qeyb samayaya.
Bachelor degree.
Master degree.
PhD...
Dalalka aad heli doontaa waxaa kamid ah:-
Turkey 🇹🇷
Malaysia 🇲🇾
India 🇮🇳
Ukraine 🇺🇦
Bangladesh 🇧🇩
Uganda 🇺🇬
Ka faaiideysi wacan dhaamaantiin oo lawadaag asxaabtaada..
Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..
Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96
23/09/2021
Wax ku baro Takhasuskaada
Ardayda danaynayso Inay wax kusoo bartaan dalka Turkiga waxaan ugu bishaareyneynaa in xareynta visaha waxbarashada dalka Turkiga ka heli doonaan xafiisyadeena Muqdisho.
Ardayga waxaa losoo saari doonaa Aqbaalda jaamacada waxaana Loo qaban doonnaa balanta VISA ha..
Fadlan gaarsii asxaabtaada si ay uga faa'iideystaan.
Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..
Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96
17/09/2021
JAGO SHAQO OO KA BANNAAN SHIRKADA FlyUp.
Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa shaqa doonayaasha in shirkada FlyUp ka bannaan tahay jago Suuq-geyn.
Shuruudaha laga Rabo Qofka.
1.Waa Inuu aqoon u leeyahy xirfadda suuqgeynta.
2. Waa inuu yahay qof Howl-kar, Jecel Qancinta Macaamiisha.
3.Waa inuu Heysataa Shahaado Jaamacadeed ama Wax u dhigma.
4. Waa Inuu Leeyahay qibradada suuqgeyta..
5.Waa inaad tahay Qof Jooga Magaalada Mogadisho.
Hadii aad Buuxin karto Shuruudaha kor ku xusan Cv gaada noogu so dir [email protected].
Nasiib Wacan.
16/09/2021
JIMCA WANAAGDAN Dhamaan bulshada Qeybaheeda kala duwan....
Nagu xirnaada mar walba.
16/09/2021
Shirkada FlyUp waxey idin diyaarisay Arrimaha Wax Barashada dibadda.Takhasuska kala duwan ee aan heyno waxaa ka mid ah..
1.Bachelor degree.
2.Master degree.
3.PhD...
Apply now
Waxii faahfaahin intaa dheer nagala soo Xiriir..
Tell: 0615 76 19 28
Tell: 0613 68 88 96
16/09/2021
Dhamaan Ardayda ka qalin jabisey Jaamacadaha Dowlada Turkiga Aqoonsatey in ay helidoonaan dhamaan adeegyada uga baahan yihiin Heerka labaad ( ).
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
252
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |