SwiftComma
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SwiftComma, Information Technology Company, 21 October Road, Mogadishu.
07/12/2023
Waxaa si guul ah noogusoo dhamaaday workshopkii aan uga hadleenay Artificial intelligence waxaan si gaar ah ugu mahadcelineenaa Proff. Abdulle oo present gareeyay workshopka sidookale dhamaan saaxibadii kasoo qeeb galay ee waqtiga nala ilaaliyay.
07/12/2023
Waxaan xasuusineynaa dhammaan saaxiibadii xiseenaayeen workshopkii in uu caawa inoo qabsoomi doono 8:00 p.m. xilliga Mogadishu, insha'Allah.
FG: Maadaama number badan soo codsadeen, waxaa go'aansanay in workshop-ka aan dhigno mid furan.
Waxaad ugasoo qeeb gali kartaan zoom link-gaan hoose:
https://us06web.zoom.us/j/84841132651
29/11/2023
Waxaan ogeysineynaa dhamaan saaxiibadii iska diwaan galiyey workshop-kii AI-ga ee aan isbuucaan horaantiisa shaacinay inaa isbadal dhanka waqtiga ku sameenay. Workshop-ka wuxuu dhici doonaa 07/12/2023 saacada markee tahay 08:00 habeenimo xiliga Muqdisho.
FG: Wali weey furantahay is diiwangalinta.
https://forms.gle/t9riABnYGXsgkMTB6
Ma xiiseyneysaa in aad wax badan ka ogaato AI?
Isbuucaan waxaa noo cazuuman Eng. Abdulle oo mudo dheer ku soo jiray majaalka.
Nagu soo biir marka ay taariikhdu tahay Nov, 30, 2023. Saacaduna tahay 8:00 - 9:00 habeenimo xilliga Muqdisho.
Waxaa iska diiwan galin kartaa linkigaan:
https://forms.gle/t9riABnYGXsgkMTB6
Waxa aad oogu faraxsanahay in aan idin la wadaagno Developer Tool oo aan isticmaalno shirkadda gudaheeda. Waa gpt yaqaano Laravel, FilamentPHP iyo livewire.
Hadii aad isticmaasho ChatGPT Plus link hoose kaga darso.
https://chat.openai.com/g/g-UAGWLZlAW-laravel
30/10/2023
Ma rabtaa in aad ogaato qaabka aad software ku dhisi karto si fudud oo dhaqsi ah?
Haddii ay jawaabtaadu haa tahay, waa nagu soo biiri kartaa kulankeena Arbacada, insha'Allah.
Ciwaanka: How to ship faster
Time: Nov 1, 2023 04:15 PM Wednesday(Afternoon)
Link-ga:
https://zoom.us/j/92072268559?pwd=Z0tTaENsL3kxTUZYbnZlcU9rczZrZz09
Meeting ID: 920 7226 8559
Passcode: 188490
29/10/2023
Waxaan halkaan ujognaa inaan baahidaada dijitaalka kaa caawino.
Nagala soo xiriir:
771788885
Waxaan diyaar kuula nahay inaa isbadal wanagsan kuugu sameeno goobtaada shaqada anagoo kuu fududeneno kuuna soo koobeno waqtiga howl maalmeedkaaga ganacsi kaaga bixi jiray.
Haddaba macamiil nagusoo booqo xarunteena Suldan Business Park ee wadada 21 October.
Waqtiwalba waxaa diyaar unahay inaa kuugu adeegno technologyadii udanbeesay.
Nagalasoo xiriir:
Tel: 771788884
WhatsApp: +252771788885
04/10/2023
Abdiqafar Abdirahman wuxuu ka mid yahay soo jeediyayaasha SwiftComma AI Meetup oo maanta dhici doona, insha'Allah.
03/10/2023
Mohamed Mustaf wuxuu ka mid yahay soo jeediyayaasha SwiftComma AI Meetup ee maalinta Arbacada dhici doona, insha'Allah.
03/10/2023
Muhammad wuxuu ka mid yahay soo jeediyayaasha SwiftComma AI Meetup ee maalinta Arbacada dhici doona, insha'Allah.
02/10/2023
Mohamud wuxuu kamid yahay soo jeediyayaasha SwiftComma AI Meetup ee maalinta Arbacada dhici doona, insha'Allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
21 October Road
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:00 |
| Tuesday | 08:00 - 17:00 |
| Wednesday | 08:00 - 17:00 |
| Thursday | 08:00 - 17:00 |
| Saturday | 08:00 - 17:00 |
| Sunday | 08:00 - 17:00 |