Computer Science & Engineering
Welcome to Jobkey University , Faculty of Computer Science & Engineering.
21/11/2025
Dhamaan ardayda somaliyeed meel kasta aad jogtaan,waxaan idin leyahay guleeysta.
Ilove you dhamaantiin
19/02/2025
Hambalyo dhamaan ardayda maanta uu isoo idlaaday exam kii finalka ahaa.
Hambalyo dhamaan tiin.
27/08/2024
Bismilaahi rahmani rahim
Ugu horey waxaa mahad oo idil usugnaatay alaah SW,
Sidoo kale waxaa sharaf iyo qiimeyn weyn leh walidkiina oo idin ku soo daalay ,macaliminta
Iyo qof kasta oo garab idin ka soo siiyay heerka aad maanta soo gaarteen.
Waxaa idin kugu hambalyey nayaa guusha aad maanta gaar teeen, mana ahan bar dhamaad
Balse waa bar bilaaw guusha, tasoo aan kala jeedo inaad sii wadan wax barashada.
Waxaa farxad gaar ah ii ah , in aan kugu soo dhaweeyo jamaca Jobkey, maanta aan goob joog
U ahay difaacashadiina book-ga.
Waxaan idin kula dar daarmayaa in aad soo garab istagtaan jamacadii aad wax ka barateen oo
Shahaadeeda wadatid. Waa waajib inaad qeyb ka ahaato hormarka jamacada.
Farxada lama soo koobi karo , waxaan idin leyahay guleeysta mar waliba.
08/07/2024
21/01/2024
Aamina Hussein Mohamed. waa gabdha kalinta u gashay kuliyada Computer Science & Engineering Fasalka IT09 , 2022/2023.
Hambalyo ayaan ledahay Recode baa u yaala.
28/12/2023
Guusha waan dhankeena, ee sidaas haloo ogaado.
25/12/2023
waxa uu ka tirsan yahay arday Jobkey University ee sanadkaan ku soo biiray, waa arday dhiiran oo geesi , waxa uuna u taagan yahay qabashada xilka Doorashada xukuumada ardayda jamacadda jobkey .(XAJJO)
waxaan leanahay guleyso.
dhiira galinta waa halkiina .
oo garan ogyahay Nuur Naale ayaa maamulka jamacada Jobkey University ka jediyay aad iyo aad u wanaagsan.
ee adiga khubadan nala qimeyn kadiba comment-ga waa adiga, haka iloobin love-ta iyo like-ta
24/12/2023
3-da ka socoto kuliyada oo maanta shahaada qaatay.
19/12/2023
maanta oo tariikhdu tahay 19/12/2023 waxa ay tahay malin ku weyn kuliyda Computer Science & Engineering ee jamacada .
Kuliyada waxa ay soo dhaweyneysaa gudoomiyaha cusub ee kuliyada , waxaana u rajeyneeynaa horumar wacan oo wanaagsan, xilka loo magacaabay huda waxa aynu leenahay alaha la garab galo .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the university
Website
Address
Tarabun Street, Taleeh, Hodan District Mogadishu
Mogadishu
252