Waayaha dunida
Suugaan-yahan. kusoo dhowoow page-kan waxaad kala socon doontaa mowduucyo nuxur leh.
14/06/2026
CIRO OOUGU DAMBAYN YUHUUD NIMADII SAXIIXAY OOXAQIIJIYAY
14/06/2026
Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan, oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhexdhexaadiyo kulammada Koobka Adduunka 2026, ayaa heli doona lacagtiisii tartanka oo dhammaystiran.
Ilo-wareedyo ayaa u sheegay BBC Sport in kasta oo uusan Cumar Cartan wax qayb ah ka qaadan doonin Koobka Adduunka, haddana ay xiriirka FIFA ka go'an tahay inay bixiyo mushaharkiisa.
Garsoorayaasha ayaan horay u ogaan karin lacagta rasmiga ah ee ay ku helayaan dhexdhexaadinta Koobka Adduunka, maadaama lacagtaas la bixiyo marka uu tartanku soo dhammaado ka dib.
09/06/2026
Somali milyaneer Isagaa faa’iido qaba, 2-3 match oo uu maamulo, wax sidaa u sii weyn maaha, hadda se magaciisa saxaafad kasta oo sports ah, bale saxaafado kale oo waaweeyn ayaa qorayay, wuuna heli doonaan maamuus badan.
Se Garsoore Cartan, wuxuu dhibbane ka yahay, Qabiil iyo Qabyaalad, tuug, Danayste iyo Siyaasi Soomaaliyeed,
Cid kastaa way ogtay Soomaali halkaa waxa dhigay, inay tahay maamul xumo, Qabiil iyo musuq maasuq,
Waxay dadkaagu yihiin ayaad Adiguna tahay,
Siyaasiyiinta soomaalidu markay dunida kale tagaan, lama qiimeeyo, waayo cidda ay matalaan iyo Dalka xaalkiisa ayaa lagu qiimeeyaa, waana iska masaakiin aan waxba laga soo qaadin, waxbana la iskaga tirin.
Waan ka xumay wiilkaa dhalinyarada ah, ee Somalia pasaport lagula dagaallamay, Dalkaagaa halkaa ku dhigay, se waad ka gudbi brother.
04/06/2026
🇰🇪 : Madaxweynaha Kenya Ruto ayaa xafladda MadarakaDay oo kadhacaysay magaalada Wajeer ee Ismaamulka Soomaalida , kaga dhawaaqay in si rasmi ah loo qarameeyey dugsiga Qur'aanka Kariimka ah isla markaasna dowladdu bixin doonto mushahar macallimiinta Qur'aanka Kariimka ah, si la mid ah waxbarashada kale.
marka la barbardhigo madaxwaynihii h**e Soamalia HSM wuxuu Dumiyay School-ladii ugu badnaa iyo Masaajido tira beel ah oo uu iibiyay.
yaad aaminsantahay in Dalkiisa uu wax u qabtay?🤔
04/06/2026
Macalim Naasa buur Hubkaan uu dhextaagan yahay aaway Ragii uukafurtay
Mahubka oo socdaa u yimid Adeer waanu iskufahamnaye orod hobkaan ilaaladaada aad kasoo uruurisay uceli
03/06/2026
3 jeer ayaa la weeraray, camerooyinka ayaana duubay saraakiishii weerartay oo carareeysa👁️
Ninkaan waxuu leeyahay hadaan shimbiro ka baqayo haruur ma beerteen.
Hadaan ina suuban sabriye ka baqayo Barmuudo masoo dageen😀
Abdullaahi Ahmed Catoosh
Cid murursadaa oo dariskeenaa inay Daanga dubanayaan ayaan umalaynayay ee Hada xabad miya
02/06/2026
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu celisay Xafiiska Xeer Ilaalinta kiiska Sacdiyo Bajaaj, kaddib markii loo horgeeyay dhageysiga hordhaca ah ee dacwadda.
Qareenka difaacaya Sacdiyo Macallin, oo warbaahinta la hadlay markii uu dhammaaday fadhiga maxkamadda, ayaa sheegay in maxkamaddu aysan ku qancin eedeymaha iyo caddeymaha uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta. Sidaas awgeed, maxkamaddu waxay Xafiiska Xeer Ilaalinta ku amartay in uu soo dhammaystiro eedeymaha iyo caddeymaha la xiriira kiiska, ka hor inta aan mar kale dib loo dhageysan dacwadda.
02/06/2026
🎉 Facebook recognised me as a top rising creator this week!
24/05/2026
Asc Walaalaha nataageeray ilaa aan soo gaarnay 260kun followers aad Ayaad umahadsan tihiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2521