Taakulo Program
access to financial services for the unbanked and underserved individuals who are unable to access.
18/12/2025
Maal Microfinance waxay ku taageertaa bulshada Soomaaliyeed Adeegga Taakulo Program, Oo ah barnaamij loogu talagalay taageerada iyo horumarinta ganacsiyada qoyska.
Adeeggan wuxuu xoojinayaa iskaashi bulsho, hal-abuurnimo, iyo taageero wadajir ah oo gacan ka geysata dhismaha mustaqbal dhaqaale oo adag.
Iska diiwaangeli Taakulo, kana mid noqo bulsho ganacsi oo is taageerta.
25/11/2024
Maal Microfinance encourages you to register your family business in the Taakulo program. This service focuses on the potential to create an advanced and innovative community that supports one another and contributes to the economic future of the country.
______________________________________________________
Maal Microfinance waxa uu kugu dhiirri gelinayaa in aad ganacsiga qoyskaaga ka diiwaan geliso barnaamijka Taakulo, Adeegaan waxa uu xoogga saaraa suurtagalnimada in la abuuro bulsho horumarsan oo hal-abuur leh oo midba midka kale kor u qaado kana qayb qaata mustaqbal ka dhaqaale ee dalka.
12/11/2024
The Taakulo Program nurtures community prosperity by empowering family businesses, fostering economic growth, enhancing skills, and strengthening social ties. Together, we create a resilient community foundation for a brighter future.
___________________
Barnaamijka Taakulo wuxuu kor u qaadaa barwaaqada bulshada isagoo awood siinaya ganacsiyada qoysaska, kobcinaya dhaqaalaha, sare u qaadaya xirfadaha, sidoo kale xoojinaya xiriirada bulshada. Wadajir ahaan waxaan dhiseynaa aasaas bulsho oo adkeysansi leh iyo mustaqbal ifaya.
20/10/2024
Join us in fostering a brighter future for your family in Somalia. Your investment can help empower individuals, create opportunities, and transform your family lives.
Become a part of the Taakulo Program today and help your family thrive!
Nagu soo biir si aan u abuurno mustaqbal ifaya oo qoyskaaga Soomaaliya joogo ah. Maalgelintaadu waxay caawin kartaa awood siinta shakhsiyaadka, abuurista fursado, iyo beddelka nolosha qoyskaaga.
Ka mid noqo barnaamijka Taakulo maanta oo qoyskaaga ku caawi inay horumaraan!
07/10/2024
Give yourself and your family a lifetime of Financial Freedom by joining Taakulo Program.
30/09/2024
Waxaan adeegyo dheeri ah gaarsiinay suuqa weyn ee Suuq-Bacaad degmada Yaaqshid innaga oo hadaf keennu yahay garab siinta ganacsiyada yar yar iyo in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
23/09/2024
Shirkadda Maal Microfinance waxa ay macaamiisheeda iyo dhamaan bulshada kusugan Deegaanka ceelasha biyaha gaar ahaan suuqa Safa Iyo Marwa lagu wargelinaya in aan soo gaarsiinay dhamaan adeegyada aan bixinno, iyadoo ujeedku yahay in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
21/09/2024
Waxaan adeegyo dheeri ah gaarsiinay suuqa Carafa ee degmada Heliwaa gaar ahaan xaafadda Suuqa xoolaha innaga oo hadaf keennu yahay garab qabashada ganacsiyada yar yar iyo in eey macaamiisheenna helaan adeeg maaliyadeed oo dhameestiran isla markaana loo dhan yahay.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
18/09/2024
Adeegga Taakulo waxa uu kugu xidhaya ilaha dhaqaale iyo latalinta saxda ee aad ubaahantahay si aad u taageerto Qoyskaaga. Hadaba maalgelinta qoyskaaga waa mid muhiim ah si ay isku filnaansho dhaqaale u gaaraan, Maal Microfinance waxa ay ku siinaysaa adeeg la isku halayn karo Iyo caawin sax ah. Ka caawi inay hadda horumaraan qoyskaaga.
18/09/2024
Shirkadda Maal Microfinance waxa ay macaamiisheeda iyo dhamaan bulshada kusugan Degmada dharkinley gaar ahaan suuq boocle lagu wargelinaya in aan soo gaarsiinay dhamaan adeegyada aan bixinno, iyadoo ujeedku yahay inay si fudud uga helikaraan macaamiishu goobaha ay ku sugan yihiin.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
16/09/2024
Shirkadda Maal MFI Ayaa Gaarsiisay Macamisheeda Ku Sugan Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Gaar Ahaan Khaliifa Dhamaan Adeegyada Ay Shirkadu Bixiso, Iyadoo Ujeedku Yahay Inay Si Fudud Uga Helikaraan Macaamiishu Goobaha Ay Ku Sugan Yihiin.
Si aad u heshid faahfaahin dheeraad ah, Fadlan nagu soo booqo xarunteenna, Daarta Farah ugas, Isgoyska - KM4, Waddada Makka Al Mukarama, Degmada Hodan, Mogadishu - Somalia ama Nagala soo xariir: +252619998299.
11/09/2024
Taakulo Program
Keep your family's happiness intract with a reliable financial support and grow your Family business.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
KM4, Junction, Hodon/District
Mogadishu
252