Amir Sign
Naftada sheydaanbaa laxiriiree
haqatalin oo ee wax walba ka fiirsi usamee
Like and Share
14/03/2022
Kusoo Dhawoow Macmiil Amiir Sign Fadlan Pageka Like saar share na inoo dheh Waaa inoo dhiiri gelin Mahadsanid walaal
Kusoo Dhawoow macmiil Amiir sign
Hello like and Follow
12/03/2022
Asc Macaamiisha Qiimiga Badan
Subax wanaagsan
16/01/2022
Mudane/Marwo :Waxaan heynaa Laptops Codei5 ah
Oo la isticmaalay Waqti kooban Nadiifna ah
Fadlan haddaad daneyneyso nala soo Xiriir Mahadsanid
https://www.facebook.com/Kaarto-Design-111971811138988/
18/07/2021
Geedku Markiisii h**e Wuxuu Ahaa iniin
Markiisii h**e Xaalado badan iyo is bed-bedel badan buu Soo Marey Heer Wuxuu Soo Maray uusan Maanta u ekeyn
Maantase waa Geed harkiisu Weynyahay
Oo Gabaadka Laga galo.
Kasoo gudub Qof Kastaa Wuxuu Leeyahay Qiso Isaga u Gooniyaa oo uu gaar uleeyahay
Sidaasba ha ahaatee qof walba Wuxuu jecelyahay Inuu Qisadiisa Noqoto mid uu Ka gudbo Si walbay u adagtahay wuxuu Niyada ku Hayaa inuu ubedelo guul
F.G Qofka Guuleystay Badanaa Wuxuu ka sheekeeyaa Dhibaatada iyo Wadadooyinkii uu guusha ku Hantiyey .
Taasi waxay inoo cadeyneysaa ineysan Guush u fududeyn sida guul darrada oo kale
Dadkoo dhan guusha wey rabaa balse keliya waxaa guuleysta kuwa Guusha uqalma .
Guushaada Gaar
Fadlan Pageka like saar si aad inoola socotid Mahadsanid
09/07/2021
Macmiil kusoo Dhawoow Kaarto Design
Fadlan Pageka like saar si aad u hesho Adeegyadeena
08/07/2021
Macmiil Waxaaan heynaa Camera iibaa
Waqti yar la isticmaalay
waana nikon
3,100 oo dhameestiran
Lens 18 up to 55
Fadlan haddaad ubaahantahay Nagala Soo Xirii
What's app Number +252613705204
08/07/2021
Shirkadda Xayasiinta iyo Suuq geynta Ganacsiga
Waxay war Gelineysaa macaamiisheeda
In ay Bilaawday Adeega Suuq geynta Tooskaa
Oo Macaamiisha lagu soo Booqan Doono
Goobahooda Ganacsi si loo soo bandhigo Badeecadahooda .
Haddey kugu raagtey Badeeco
Waxa ka dhiman waa Soo Bandhigid
Fadlan Booqo pageka
Shirkada 👉👉👉 Kaarto Design
Mahadsanid
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the establishment
Telephone
Website
Address
Mogadishu
5804