Hunjug
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hunjug, Social Media Agency, Mogadishu.
Yaaaaa Abaaa Khaliifa
Rabi Ha U Naxariistee Caalimkii Soomaaliyeed Sh. Nuur Mucallim Cabdiraxmaan Ayaa Oran jirey: "Siday U il Xuntahay Uma Alla La'a".
ماشاءالله
Waxaa Shalay Magaalada Boorama Ku Geeriyoodey Marxuumkaan Oo Sida Muuqata Baalahaasu Kusoo Dhacay.
Ugu Horeyn Allaha Unaxariisto Marxuumka
Waxaa Anaga Noogu Sugan Cibra Qaadasho Weyn Waxaana Halkaas Nooga Cad In Geeridu Saacad iyo Daqiiqad Walba Deris Kula Tahay.
Allow Khaatumada Kheyr Nooga Dhig.
Dadow Allihii Idin Abuurtay Ka Baqa
Shiiq Xuseen Cali Jabuuti
Si Walboo Sanadkaada Ama Da,daadu U Kororto Hooyo Waa Lama Huraan Rabiyow Hooyo Walba Oo Aan Ku Caasin Unaxariiso
Pro Muxuyadiin Iyo Kalimad Ku Saabsan Dhibaatada Social Media.
Gabay Aabbe oo qiiro leh. Qofkii aabbihiis dhintay baa fahmi kara.
Waa Nasiib Daro Weyn In Dad Soomaaliyeed Cunaqabateyn Lasaaro Waqtigaan Lagu Jiro.
Dowladdana Waxaan Ka Codsaneynaa Iney Dadkaas Cunaqabateynta Ka Qaado.
Dalka Waxaa Ka Jira Abaaro Iyo Kuleyl Dadka Deegaanadaasuna Garab Ayey Ubaahanyihiin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
252