Daain Online

Daain Online

Share

"𝐖𝐞𝐥𝐜𝐨𝐦𝐞"

11/03/2024

Ramadan karim d2

10/11/2023

10/11/2023
Juma hilwa

Photos from Daain Online's post 25/10/2023

Caloosha iska jar adoo isticmaalaya khal "APPLE CIDER VINEGAR"
Hada ka dalbo Daain Online kala xiriir 61 6563988

Photos from Daain Online's post 23/10/2023

Suun-ka caruurta socod baradka ah

Macmiil waxaan ku kenay suun dabacsan oo logu tala galay in caruurta lagu socod baro ayna ku istaagaan lugahooda.
Waxuu u sahlayaa inuu sifudud ku socod barto ilmaha uuna isticmaalo lugihiisa asagoon garbaha la haynin. 👇👇

Hadii ad ubaaahantahy igala soo xariir 👉 61 6563988

14/09/2023

●𝐇𝐨𝐫𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐱 𝐦𝐚 𝐮𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 Daain Online ?
●𝐀𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐧𝐨𝐨𝐜𝐞𝐞 𝐚𝐡 𝐚𝐲𝐚𝐝 𝐣𝐞𝐜𝐞𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐤𝐞𝐞𝐧𝐨/𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐝𝐡𝐢𝐲𝐨?

Photos from Daain Online's post 10/09/2023

𝗦𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗺𝗶𝗶𝘀𝗵𝗮 Daain Online

Waxaan idin keenay 𝗸𝗵𝗮𝗹/𝗮𝗽𝗽𝗹𝗲 𝗰𝗶𝗱𝗲𝗿 𝘃𝗶𝗻𝗴𝗮𝗿 oo hada isticmaasho mudo 𝗶𝘀𝗯𝘂𝘂𝗰𝗮 caloosha kagaa jaraayo.

𝗞𝘂𝗳𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗵𝗲𝘅 𝘆𝗮𝗿𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗿𝗮𝘆𝘀𝗼 𝗰𝗮𝗹𝗼𝗼𝗹 𝘄𝗮𝘆.

Hadaba igala so xariir number-ka shaashada kaga muuqda.👇
Link: Wa.me/+252616563988

Photos from Daain Online's post 02/08/2023

Kaga rayso guduud iyo wajiga o qoradxd ama dabku uu dhibo.

Waa cream-ka qoraxda iyo scrub collogen oo logu tala galay dadka wajiga guduudka ka galo e wajogda qaleelka yahay.

Hadii aad faah-faahin u baahantahay ila soo xariir 61 6563988
Wa.me/+252616563988 ama calaaamadq hoos kaga muuqato.

Daain Online

Photos from Daain Online's post 01/08/2023

𝗦𝗮𝗮𝗰𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗱𝗮𝘅𝗲𝗲𝗱.



Saacad s-ROLEX ah oo saacad labis ah aan biyo galayn hadad rabto naso follow gare ilana soo xariir.
Halka joogto aya lagugu kenaya ku dhufo caalmada whatsap-ka ee hoos kaga muuuqata.

Daain Online 61 6563988

Photos from Daain Online's post 29/07/2023

saacado original ah oo aan biyo galaynin taariikhdana qoraysa.

Saacadaha ragga labiska ah oo original ah aan biyo galaynin hadii aad ubaahantahay igala so xariir whatsapka:👇👇
wa.me/+252616563988

Bage-ka follow gare Daain Online 61 6563988 welcome.

Photos from Daain Online's post 24/07/2023

Garaafada ama calaamada u kugu reebo Nabarka bogsaday.

Soo dhawoow macmiil
serum waxu kaa tiraya Garaafada kamuqata wajigada ama meel kale o jirka ah o ka baabi'i wayday. Malahan wax cadaan ah.

Hadii aad ubahantahay halka joogto aya lagugu keenaya
ila soo xariir oo taabo calaamada whatsapka 61 6563988

Photos from Daain Online's post 23/07/2023

Maku dhibantahay finan iyo nabarro wajiga kaa so baxaya o daawada isticmaashaba makaga sii darta

#𝗮𝗻𝘁𝗶𝗮𝗰𝗻𝗶𝗳𝗮𝗰𝗶𝗮𝗹 𝘀𝗲𝗿𝘂𝗺 𝘄𝗮 𝗴𝗼𝗼𝗷𝗼 𝗸𝗮𝗮 𝘁𝗶𝗿𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗳𝗶𝗻𝗮𝗻𝗸𝗮, 𝘅𝗮𝘀𝗮𝗮𝘀𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝘄𝗮𝗷𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗮𝘅𝗮. 𝗠𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅 𝗰𝗮𝗱𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵.

Hadii aad ubaahantahay igala so xariir whatsapka 0616563988
Ama ku dhufo linkiga:👉 wa.me/+252616563988

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu
252