A Lone
Sheekooyinka jaceelka
Cebaha sxbkaga ha sheegin Hassan Sheikh Mohamud A Lone Munasar Mohamed
Masha Allah muqdisho cadey A Lone
Qabyalada haleska dhaafo wadamada kale waxa Naga reebay waa qabyalada
A Lone โ๏ธ
29/01/2026
Iskadaa qof hadal iyo Eray aad tidhaahdee Indhahaaga oo qudha Qofka aad ku eegtaa Ifka ugu nasiib badan ".๐ญโค๏ธ๐๐ฅบ A Lone
Intaa sexan Ka hor aqri docadan
ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ๐ค
03/01/2026
Dhola cadeyntaada wa dhiira gelinteyd dhabta ah oo dhan walbo iga dhisto.
Dhabtii Dhimasho inay na kala dheereyso mooye dhankaaga ahay welibana ahaan doonaa I.a โค๏ธ.โ๏ธ
02/01/2026
Lagama yaabo inaan meel kale ka aado sabbto ah adaan kaga so g'o ay dad o dhan". ๐ฅบ๐. โ๏ธ
13/10/2025
*Markaan ku arkay markii ugu horreysay, qalbigayga wuu istaagay. Ma ahayn qurux keliya, waxay ahayd deganaanta wejigaaga, codkaaga oo deggan, iyo iftiinka indhahaaga. Ilaa maalintaas, nolosheydu waxay laโaan adiga tahay sida ubax laโaan roob.*
๐ซถ๐๐๐. A Lone โ๏ธ
18/07/2025
"Adduunyada wax kale kuma haysto oo aan ka ahayn qalbigayga, qalbigaygu waa qaali, qof qaali ah oo kaliya ayaa qaadan kara."
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu