City CAR CARE

City CAR  CARE

Share

serves local

Photos from City CAR  CARE's post 02/10/2022

Waa shil Albaab Bal nala eega kusoo dhawaada adinkoo mahadsan CITY CAR CARE Waxuu ku yaalaa inta u dhaxeyso Tarabunka iyo Masaarida kalasoo xariir Tell:0614383818/0621117207/0685929822

26/06/2020

Kusoo dhawoow Garaashka CITY CAR CARE oo ku yaalo inta u dhaxeyso isgooyska tarabuunka iyo isbitalka masaarida Nagala soo xariir Tell:0618113300/0613345030/0621117207

18/02/2020

Kusoo dhawaada garaashka casriga ah

20/11/2019

Kusoo dhawoow CITY. CAR CARE. Waa garaash casri ah kala soo xiriir 0615200177/0621117207/0618113300

06/08/2019

Ogeysiis Ogeysiiis Ogeysiiis Ogeysiiis
Dhamaan umada somaali waxaa la ogeysiinayaa in laga furay magaalada mogadishu Garaash casri ah oo lagu sameynaayo baabuurta wuxuuna ku yaalaa inta u dhaxeyso tarabunka iyo masaarida kala xiriir tell : 0618113300/ 0621117207

06/08/2019

Waxaad kusoo dhawaataan Garaash caari ah

City CAR  CARE 02/08/2019

Bulshadeena waxan ugu bishaare garaash casri ah in la furay

City CAR CARE serves local

02/08/2019

Kusoo dhawaada macaamiisheena sharafta leh

02/08/2019

Dhamaan uma somaaliyeed waxaa la ogeysiinayaa in la furay garaash laga helaayo waxyaabo fara badan garashka magaciisa waxaa la dhahaa City CAR CARE waxaad ka heli kartiin sameynta baabuurta sida
1:computer sarid
2: injecter dhaqis
3:makanik iyo qalab tayeesan
4:leyarajiste aqoin uleh xaga dabka gadidka
5:batalaamayeeri dhameystiran
6:Rinjiile caalami ah oo aad ku qanci doonto
7: Bambiiste aqoon uleh
8:Raayatooriste
9:charger batery
10: alxan
11:0lyo badal sharciyeesan
Fg : waxa uu ku yaalaa garaashka inta u dhaxeyso tarabuunka iyo isbitalka masaaridaa mahadsanidiiiin

Want your business to be the top-listed Autos & Automotive Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Cabdiraxmaanciro1@hotmail. Com
Mogadishu
252