Beder Option Traders
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beder Option Traders, Education, Wadajir Street, Mogadishu.
Page-kaan waa Page ku saabsan Waxbarasho qaab online ah ubaxeyso sida Course kala duwan oo dhammaan qeyabaha waxbarashada ka kooban iyo diyaarinta buugaagta qalin jebinta jaamacadaha Thesis.
19/08/2024
Tacsiyo..😰😥😢
إنا لله وإنا إليه راجعون
Allaha u naxriisto Adeer Hassan Manur, qabrigisa Alle ha u waasiciyo.
Waxaan u tacsiyenaya dhammaan familka guud ahaan Sabir iyo imaan Allah ha naga siiyo Inshaa Allah.
18/08/2024
Hambalyo wiilka aan adeerka u ahay guushaa aad gaartey.
12/08/2024
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.
إن لله ما اخذ وله مااعطى وكل شيءٍ عنده
Naxariis janno Allaha siiyo ustdkeygi Xasan Axmed Waare.
Qoyska dhammaan samir iyo imaan Allaha kasiiyo.
Aabe Allaha u naxariisto, gadashiis Allaha nama fidneeyo.Yuusuf Xasan Waare, Cali Xasan Waare, Axmed Xasan Waare
Iyo caruurta kaleba.
Aamiin yaa Allah.
09/08/2024
Asc Wa siminaar ku saabsan istartiijiyada laga rabo Macalinka Casrigaan lagu jiro waana Jaamacada Alcarabiya.
02/08/2024
Asc kaso qeyb gal wanagsan
05/07/2020
https://www.youtube.com/watch?v=Hu3JKFgaCic
Sida la iskaga Yareeyo Khasaaraha IQ Option Waa sida aad iskaga yareyn laheyn Khasaarihii kugu dhici laha IQ Option Waa Noocyada kala duwan ay leeyihiin Candlesticks IQ Option Waxaad nagala soo xiriir ...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Address
Wadajir Street
Mogadishu
252