Action For Development & Research
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Action For Development & Research, Consulting Agency, Mogadishu.
Action for Development and Research (ADR) has a rich, widespread and relevant experience in the provision of research programs, monitoring and evaluation services, capacity development to donor supported projects in Africa.
27/11/2023
Inaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun
Waxaan halkaan uga tacsiyenynaa Gudiga Xalinta khilaafaadka Dhulalka iyo ehelada marxuum Nabadoon Sheekh Yuusuf oo ka tirsanaa Gudiga Xalinta Khilaafaadka dhulalka ( Land dispute committee) ee degmada Howlwadaag oo geeridiisa na soo gaaraty.
Sheekh Yuusuf wuxuu ahaa xubin fir fircoon oo ka tirsan gudiyada xalinta Khilaafaadka sidoo kale aha nabadoon iyo samafale bulsho
Allaha u naxariisto sabar iyo iimaan allaha naga wada siiyo
14/02/2023
BARNAAMIJKA XUQUUQDDA DHULKA 07 - 02 - 2023 ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADANSi aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.https://...
Barnaamijka Xuquuqda dhulka qaybti 12aad
https://fb.watch/ih6X6mvug2/
12/01/2023
Barnaamijka Xuquuqda Dhulka 10/1/2023
BARNAAMIJKA XAQUUQDA DHULKA Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.https://www.youtube.com/channel/UCXSorfoPFZbMraJP4XCtDQw?disable_polymer=true
28/11/2022
https://www.youtube.com/watch?v=aHsjOKWUynw
BARNAMIJKA XAQUUQDA DHULULKA 21-11-2022 ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADANSi aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.https://...
29/10/2022
Barnamijka Xuquuqda Dhulka ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADANSi aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.https://...
17/10/2022
Barnaamijka xuquuqda dhulka ka dhageyso kana daawo Tvga iyo Idaacada shabelle
Qaybtan waxaa looga hadli doonaa
Qaababka bulshada uxaliso muranada la xariira dhulka—Sidee Bulshada umareysaa muranada dhulka?
Maxaa sababa khilaafaadka dhulka?
Sidee bay bulshada wax uga qabataa muranada dhulka?
Waxaa falanqayndoono Abuukaate Kadiye iyo Abuukaate sulub oo ku xeeldheer arimaha qaanuunka iyo sharciga sidoo kale wax ka xaliya qaybaha kala duwan ee khilaafaadka sida dhulka iyo wixii lamida
Hadaba yuusan ku seegin barnaamijka sida tooska uga bixi doono galabta isniinta kuna beegan 24 October 2022
La wadaag saaxiibadaa wixii suaalo ama faalo ah qaybta hoose commentga noogu reeb
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu
26/02/2023