Haad Adventure

Haad Adventure

Share

Haad Adventure is a full-service toursim agency based in Mogadishu

18/06/2024

Shirkada dalxiiska Haad Adventure waxay diyaar kuugu tahay goobaha dalxiiska, hadii aad tihiin qoys, asxaab iyo lamaane intaba haad waa idiin diyaar

Contact: 0616027038

17/06/2024

Dalxiiska maalmaha ciida
Β° NIMOW ABAYDHAXAN
Β° BALCAD

0616027038

03/04/2024

Dalxiisyada maalmaha CIIDA ee BALCAD iyo ABAYDHAXAN

ISKA DIIWAANGALI 0616027038

Photos from Haad Adventure's post 28/03/2024

Waxa tahay cadeenta ugu weyn ah in dhulkaagu yahay dhul qurxoon oo nabad ah,
waqti fican ku qaado goobaha ugu qurxoon

Photos from Haad Adventure's post 19/02/2024

LIFE IS ALL ABOUT ADVENTURE

Photos from Haad Adventure's post 04/02/2024

jimcaha soosocdo dalxiiskeena wuxuu Ku aadanyahay balcad
Ina keen oo inala dalxiis oo ku raaxeyso goobaha ugu quruxda badan

πŸ“· Alisalad AP

22/01/2024

Dalxiiska ABAYDHAXAN maalinka jimcaha

21/11/2023

🩸Say goodbye to painful finger sticks and complicated devices. The new SmartColor Series is the most user-friendly, non-invasive glucose monitor on the market β€” now with 99.9% accuracy and πŸ”„Bluetooth connectivity for real-time health tracking.
πŸ‘¨β€πŸ‘©β€πŸ‘§β€πŸ‘¦ Perfect For:
πŸ‘΄ Seniors who need a pain-free, easy-to-use monitor
🀰 Expecting moms monitoring blood sugar during pregnancy
πŸƒβ€β™‚οΈ Athletes optimizing energy & performance
Diabetics and hypertensive patients needing daily tracking
πŸ’Ό Busy professionals focused on preventive care
πŸ”οΈ Outdoor lovers monitoring oxygen levels during activity
πŸ‘¨β€βš•οΈ Health-conscious individuals who value comfort & convenience
πŸ©ΊπŸ‘‰ https://salecouponss.com/monitor-twk

21/11/2023

Jimcahan yuusan ku dhaafin dalxiiska, Taariikh samee sanadka cusub ka hor.

21/11/2023

Dalxiisa jimcahan waa , waana trip aad loo diyaariyey, jimcahan waxaa jiro waxyaabo xiiso leh sida :

Transportation Go&back
Lunch + fruits
Snacks + Tea
Floating chair + tubes:
swimming game:
Football, run and jump:
under water camera
Camera available for photoshoot
Speaker ( Music )
Find new friends

PACKAGE PRICE : ONLY $15

Haddaba yuusan ku dhaafin damaashaadka sanadka cusub kahor. samee taariikh iyo xasuus aad ka sheekeyso sanadka cusub. ✌️

Photos from Haad Adventure's post 08/11/2023

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee

isdiiwangeli oo hel ticket-kaaga inta uusan kaa buuxsamin gaariga |βœ…0616027038

08/11/2023

Jimcahan waxaa inoo balan ah bacaadka abaydhaxan - majeceshahay inaa sawiro qurxoon kusoo gasho bacaadka saharaha ah ee

Want your business to be the top-listed Travel Agency in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu