Docoley Media
Nagala Soco Warar Iyo Warbixino La Tifaftiray. Pagekaan Waxaad ka daawan kartaan dhamaan dhacdooyinka somalia iyo caalamka ka dhaca
Dhaqtar Calosha Bina-Adamka Bedeli Yaqaana Oo Garoowe Yimid.
Docoley Media
Dal Dalkale Ku Dhexyaal Punland Somalia.
Docoley Media
31/03/2026
๐ช๐๐ฅ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐: Dagaal Beeleed Ka Socda Qeyb Kamida Gobolka Galgaduud.
Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Sadex Baraagood oo Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegaya In Halkaas Uu Ka Socdo Dagaal Udhexeeya Maleeshiyaad Ka Kasoo Kala Jeeda Degmooyinka Cabudwaaq Iyo Cadado oo Galgaduud Kawada Tirsan.
Dagaalka oo Waabarigii H**e Ee Saakay Qarxay Ayaa Lasoo Sheegayaa In uu Weli Ka Socdo Gobihii Iska Hor Imaadku Ka Dhacay.
Goobjoogayaal Ayaa Docoley Media Usheegay In Dagaalku Uu Qarxay Ka Gadaal Markii Haween Kamida Kuwa Deegaankaa Jirdil Loo Geystay Taas oo Sababtay In Maleshiyaad Hubaysan oo Labada Dhinac ah uu Dagaal Toosa Ka Dhex Qarxo.
Wixii Soo Kordha Halkaan Kala Soco.
Guddiga Doorashada oo Hadda Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah.
Docoley Media
30/03/2026
๐๐ฎ๐๐ฑ๐ต๐ฎ๐ฏ๐ผ: Wadallo & dhexdhexaadin ayaa u socda DFS & Madaxweynaha Dib Isku Doortay Ee Laftagareen oo la sheegey in uu weli ku sugan yahay Madaxtooyada Baydhabo, halkaasi oo ay ilaaliyaan ciidanka nabad ilaalinta Afrika, sida ay tilmaameen ilowareedyada DFS ayaa dooneysa in Laftagareen la geeyo Caasimada Muqdisho, isaguna wuxuu door-bidayaa in La Siiyo Fursad uu Dalka Dibadiisa Ugu Anbaboxo.
Wixi Soo Kordha Kala Soco
Docoley Media
Inta Badan Magaalada Baydhabo Oo Lagala Wareegay Maamulka Koonfur Galbed.
Docoley Media
Dalsantii Docoleey Ee Gobolka Galgaduud.
Dagaal Xoogan Oo Ka Qarxay Magaalada Baydhabo oo Maalmahaan Eheed Aag Dagaal.
Docoley Media
01/05/2024
๐๐๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ฅ ๐๐ง๐ ๐๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐ง๐ข๐ญ.
Wasiirka Wasaarada Cafimaadka Galmudug oo Khudbad Ka Jeediyey Gudaha Docoley General Hospital
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu