Docoley Media

Docoley Media

Share

Nagala Soco Warar Iyo Warbixino La Tifaftiray. Pagekaan Waxaad ka daawan kartaan dhamaan dhacdooyinka somalia iyo caalamka ka dhaca

02/04/2026

Dhaqtar Calosha Bina-Adamka Bedeli Yaqaana Oo Garoowe Yimid.
Docoley Media

02/04/2026

Dal Dalkale Ku Dhexyaal Punland Somalia.
Docoley Media

31/03/2026

𝗪𝗔𝗥 𝗗𝗘𝗚 𝗗𝗘𝗚 𝗔𝗛: Dagaal Beeleed Ka Socda Qeyb Kamida Gobolka Galgaduud.

Wararka Naga Soo Gaaraya Deegaanka Sadex Baraagood oo Ka Tirsan Gobolka Galgaduud Ayaa Sheegaya In Halkaas Uu Ka Socdo Dagaal Udhexeeya Maleeshiyaad Ka Kasoo Kala Jeeda Degmooyinka Cabudwaaq Iyo Cadado oo Galgaduud Kawada Tirsan.

Dagaalka oo Waabarigii H**e Ee Saakay Qarxay Ayaa Lasoo Sheegayaa In uu Weli Ka Socdo Gobihii Iska Hor Imaadku Ka Dhacay.

Goobjoogayaal Ayaa Docoley Media Usheegay In Dagaalku Uu Qarxay Ka Gadaal Markii Haween Kamida Kuwa Deegaankaa Jirdil Loo Geystay Taas oo Sababtay In Maleshiyaad Hubaysan oo Labada Dhinac ah uu Dagaal Toosa Ka Dhex Qarxo.

Wixii Soo Kordha Halkaan Kala Soco.

30/03/2026

Guddiga Doorashada oo Hadda Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah.
Docoley Media

30/03/2026

𝗕𝗮𝘆𝗱𝗵𝗮𝗯𝗼: Wadallo & dhexdhexaadin ayaa u socda DFS & Madaxweynaha Dib Isku Doortay Ee Laftagareen oo la sheegey in uu weli ku sugan yahay Madaxtooyada Baydhabo, halkaasi oo ay ilaaliyaan ciidanka nabad ilaalinta Afrika, sida ay tilmaameen ilowareedyada DFS ayaa dooneysa in Laftagareen la geeyo Caasimada Muqdisho, isaguna wuxuu door-bidayaa in La Siiyo Fursad uu Dalka Dibadiisa Ugu Anbaboxo.
Wixi Soo Kordha Kala Soco
Docoley Media

30/03/2026

Inta Badan Magaalada Baydhabo Oo Lagala Wareegay Maamulka Koonfur Galbed.
Docoley Media

30/03/2026

Dalsantii Docoleey Ee Gobolka Galgaduud.

30/03/2026

Dagaal Xoogan Oo Ka Qarxay Magaalada Baydhabo oo Maalmahaan Eheed Aag Dagaal.
Docoley Media

01/05/2024

𝐌𝐚𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐥 𝐀𝐧𝐝 𝐂𝐡𝐢𝐥𝐝 𝐔𝐧𝐢𝐭.

05/01/2024

Wasiirka Wasaarada Cafimaadka Galmudug oo Khudbad Ka Jeediyey Gudaha Docoley General Hospital

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu