RAMZI /roll model
bageka wa mid kaligay iska lehen ee wan isla lenahay adinka dhamantiina♡♡☆☆
06/02/2023
Dhab/ Dhalanteed!
Waxaa la sheegaa in nin beeraleey ah uu soo booqday nin aqoon yahayn ah oo ahal ey ahaayeen, sida ey u sheekeesanayeen ayaa lagaaray xilligii qadada, aqoonyahankii wuxuu kusoo dhaweeyay martigiisa miiska qadada waxa uuna u keenay baaquli maraq ah.
Ninkii beeraleyda ahaa markuu cab is yiri ayuu ku arkay abeeso yar, sidaas ey tahay wuu cabay asagoo diidaya in uu ceebeeyo aqoon yahanka!
Ninki beeraleyda ahaa wuxuu u laabtay gurigiisa, habeenkii oo dhanna ma uusan jiifan calool xanuun darteed, asagoo is dhahaya "waa saameynta sunta"
Markuu atkeysan waayay ayuu subaxdi u tagay saaxiibkiis laga yaabee in uu daawo u helo!
Yaab badanaa markuu ogaaday in wax abeesa ah eysan ku jirin maraqa, balse saqafka sawir ku dhaganaa uu ka soo dhex muuqday!
Si uu u qanciyo waxa uu soo qaaday weelkii wuxuuna ku tusay jikada waxba malahan, Misana wuxuu keenay miiska qadada waaba abeeso yar sidi shalay oo kale!
Markaas ayuu ku yiri: abeesadu ilaa xalay maskaxdaada ayey ku jirtay ee baaquliga Kuma jirin
Arrinka kasii yaabka badan ayaa wuxuu yahay: calool xanuunki Isla marki uu ogaaday dhabta wuu daayay ninka beeraleyda ah!
Ibnu siinaa wuxuu yiri: dhalanteedku waa cudurka barkii, xasilloonidu waa daawada barkeed, dulqaadku waa tillaabada koobaad ee bogsashada.
Xigasho..
Maymuun Odawaa
Yaa allah m.a wa fariid diinta alaha kusugo
08/09/2022
15/04/2022
Wiilkan dhalinyarada ah ayaa soo dhigay sawirkan, isagoo leh.
Hooyaday waxay ii qortay kaarka aqoonsiga(ID card) iskuulka oo ay qoorta ii surtey, waxayna igu tiri:- goorma ayaad duuliye noqon doontaa??! Oo diyaaraddaada igu gaynaysa Maka iyo Xajka.
Maanta hooyaday waxay ka mid tahay dadka safarka ah ee u socda guriga Eebbe, aniguna waxaan ahay duuliyaha diyaaradda...
Xigasho: Asmar daggan
Axsan vedio, run ahnti majiran wax lagu qayasi karo ama lau sheegi karo dadnimada wanagsan 👍🏅🫀👑
Voice 🙉amazing❤💯🌹💯❤🌹
𝙌𝙞𝙨𝙤 𝙘𝙖𝙟𝙞𝙞𝙞𝙗 𝙖𝙝!
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴somalia hanoolato
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu