Captian Codey

Captian Codey

Share

welcome to Captian Codey

13/09/2026

Qaar ka mid Ah Tagyerayasha Manchester United iyo guul dark maxaa Kala heysto

13/09/2026

Maxey ku dhamaan kartaa Ciyarta Adag Derb Manchester Aniga sadasheydu wey Cadahay Adigana saadashadu waa Mu hiiim

11/09/2026

Baaafin waxaaa la baafinayaaa wiilkan yarkaa oo ka soo lumay cali turcaaye suqa xlha magaciisuna Mahad Mohamed Dahir fadln hadaad Aragto waxaa si Naxariisleh lagaaga Codsanayaaa inaad ku soo Hagaajisid lambarkan 618055053

09/09/2026

Kylian Mbappé ayaa barbareeyey Rikoorkii Raúl Conzales oo ka dhaliyey 71 gool Tartanka Champions League waxeyna wada fadhiyaan Kaalinta 5aad Cayaartoyda ugu goolasha badan UCL.

1️⃣ C. Ronaldo (141)⚽️.
2️⃣ L. Messi (129)⚽️.
3️⃣ R. Lewandowski (109)⚽️.
4️⃣K. Benzema (90)⚽️.
5️⃣K. Mbappé / Raúl (71)⚽️.

06/09/2026

Chelsea markii ugu dambeysay ay Arsenal ka badisay Premier League waxey eheed 22kii Agoosto 2021 markaas oo ay 2–0 ku garaaceen garoonkooda Emirates Stadium ayadoo Romelu Lukaku iyo Reece James goolasha u dhaliyeen.

03/09/2026

𝐂𝐚𝐫𝐥𝐨𝐬 𝐁𝐚𝐥𝐞𝐛𝐚 iyo 𝐋𝐞𝐧𝐲 𝐘𝐨𝐫𝐨 oo Mar kawada tirsanaan jiray Kooxda reer France ee Lille ayaa ku Midoobay markale Manchester United.

30/08/2026

Bruno Fernandes oo dhaliyey Sadaxley, Sanadkii h**e wuxuu noqday ninka ugu Caawinta badan horyaalka Sanadkaana armuu noqdaa ninka ugu goolasha badan .

Man Utd Are Back🔥⚽️.

24/08/2026

Lionel Messi iyo Cavan Sullivan ayaa sawirkan kasoo wada muuqday waxaana si gaar ah loo hadal hayaa farqiga jiil ee u dhexeeya labada ciyaaryahan.
Cavan Sullivan oo ah 16 jir u dhashay Mareykanka ayaa xirfad ahaan si weyn u soo jiitay taageerayaal badan oo daawada kubadda cagta Mareykanka. Waxa xiisaha gaarka ah u yeelaya sawirka ayaa ah in Sullivan uu dhashay 2009 isla sannadkii uu Messi ku guuleystay Ballon d’Or-kiisii ugu horreeyay.

23/08/2026

MINGROW HAIR OIL 💚🌿

Ma la dhibaysaa timo khafiif ah, bidaar ama salx? 😍

✨ Sii timahaaga daryeel dheeraad ah

💚 Timahaaga u samee daryeel qurux badan

MINGROW — DARYEELKA TIMAHAAGA 🌿✨

📩 Dalbo hadda!

Wixii fah fahin Ah kala xiriir lambarkan 0614391106

22/08/2026

Mucaaradow yuusan war idinka tagin 2013 kulankii ugu h**eeyay oo Manchester united dheesho waa laga badiyay war yuusan idinka tagin

Category

Telephone

Address


Suuqa Xoolaha
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Captian Codey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Subscribe

We will notify you when anything happens in Mogadishu.